Wararka Maanta

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Isgoyska Afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Isgoyska Afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho

OCT 26, 2008

Axad, October 26, 2008(HOL): 9 Ruux oo 6 ka mid ah ay ahaayeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaawacyo culus ka soo gaaree...

Warkii oo dhan »
Madaxii Hay'adda IIDA ee Degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud oo xalay toogasho lagu dilay

Madaxii Hay'adda IIDA ee Degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud oo xalay toogasho lagu dilay

OCT 26, 2008

Axad, October 26, 2008(HOL): Waxaa Maqribnimadii xalay Nin hubeysan uu toogasho ku dilay Madaxii Hay'adda IIDA ee Degmada Guri-ceel Alle ha u naxariis...

Warkii oo dhan »
Meydadka Dad Rayid ah oo laga helay goobo ay shalay ku dagaallameen Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogag hubeysan oo ka soo horjeeda

Meydadka Dad Rayid ah oo laga helay goobo ay shalay ku dagaallameen Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogag hubeysan oo ka soo horjeeda

OCT 26, 2008

Axad, October 26, 2008(HOL): Meydadka ilaa 6 ruux oo rayid ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu arkay goobo ay shalay ku dagaallameen Ciidamo Itoobiyaan...

Warkii oo dhan »
Afhayeen u hadlay Dowladda Federaalka oo sheegay in ay soo ceshadeen Deegaanno uu Al-Shabaab ka qabsaday iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo arrintaas beeniyay

Afhayeen u hadlay Dowladda Federaalka oo sheegay in ay soo ceshadeen Deegaanno uu Al-Shabaab ka qabsaday iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo arrintaas beeniyay

OCT 26, 2008

Axad, October 26, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamda Booliska Soomaaliya G/lle Dhexe C/llaahi Xasan Bariise ayaa sheegay in ay Ciidamada Dowladda dib u so...

Warkii oo dhan »
Cunto laga sameeyay Dalagyada Dalka ka soo go’a oo lagu soo bandhigay munaasabad lagu xusayay maalinta Cuntada Adduunka

Cunto laga sameeyay Dalagyada Dalka ka soo go’a oo lagu soo bandhigay munaasabad lagu xusayay maalinta Cuntada Adduunka

OCT 25, 2008

Sabti, October 25, 2008(HOL): Cunto laga sameeyay dalagyada ka soo go’a dalka Soomaaliya iyo weliba kheyraadka kale ee uu Alle ku manneystay Dhulka ...

Warkii oo dhan »
Rabshad ka dhacday mid ka mid ah Goobaha Diiwaangelinta Magaalada Borama oo sababtay dhimasho iyo dhaawac

Rabshad ka dhacday mid ka mid ah Goobaha Diiwaangelinta Magaalada Borama oo sababtay dhimasho iyo dhaawac

OCT 25, 2008

Sabti, 25 October 2008 (HOL): Goob ka mid ah kuwa Diiwaangelinta ee Magaalada Borama ee Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa la sheegay in qalalaase ka dh...

Warkii oo dhan »
Shaqada Maxjarka Boosaaso oo  si rasmi ah u bilaabantay

Shaqada Maxjarka Boosaaso oo si rasmi ah u bilaabantay

OCT 25, 2008

Sabti, 25 October 2008 (HOL): Waxaa Maanta si rasmi ah u bilawday hawlaha shaqo ee  Maxjarka magaalada Boosaaso tan iyo intii uu xariga ka jiray ...

Warkii oo dhan »
Hanti ku baaba’day Dab qabsaday Kaalin Shidaal oo ku taalla Magaalada Alley-baday

Hanti ku baaba’day Dab qabsaday Kaalin Shidaal oo ku taalla Magaalada Alley-baday

OCT 25, 2008

Sabti, 25 October 2008 (HOL): Kaalin shidaal oo ku taala badhtamaha Magaalada Allay-baday ee Gobolka Hargeisa ayaa dab ka kacay, Islamarkaana waxa uu ...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay inta u dhaxeysa Deegaannada Leego iyo Yaaq-biri-weyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Dagaal ka dhacay inta u dhaxeysa Deegaannada Leego iyo Yaaq-biri-weyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose

OCT 25, 2008

Sabti, October 25, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in deegaannada u dhaxeeya ...

Warkii oo dhan »
Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo maanta shir uu uga furmayo Dalka Jibouti

Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo maanta shir uu uga furmayo Dalka Jibouti

OCT 25, 2008

Sabti, October 25, 2008(HOL): Waxaa maanta mar kale shir isugu imaanaya Dalka Jibouti Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga dib u ...

Warkii oo dhan »