Wararka Maanta

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in saxiixa Xabad-joojin ay la galaan Dowladda Federaalka uu ku xiran in la helo Qorshayaal ay ku baxayaan Ciidamada Itoobiya

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in saxiixa Xabad-joojin ay la galaan Dowladda Federaalka uu ku xiran in la helo Qorshayaal ay ku baxayaan Ciidamada Itoobiya

OCT 24, 2008

Jimco, October 24, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa wuxuu shaaciyay in xabad joojin ay la saxiixdaan Dowladda Federaalka Soomaali...

Warkii oo dhan »
Isgaarsiinta Magaalada Baydhabo oo dib hawada ugu soo noqotay kadib markii ay 24 saacadood ka maqneyd

Isgaarsiinta Magaalada Baydhabo oo dib hawada ugu soo noqotay kadib markii ay 24 saacadood ka maqneyd

OCT 24, 2008

Jimco, October 24, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay dib hawada ugu soo n...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Ku-xigeenka & Golaha Wasiirada Somaliland oo socdaallo ku kala bixinaya Gobollada Somaliland

Madaxweyne Ku-xigeenka & Golaha Wasiirada Somaliland oo socdaallo ku kala bixinaya Gobollada Somaliland

OCT 23, 2008

Khamiis, 23 October 2008 (HOL): Madaxda sare iyo Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Somaliland ayaa socdaallo shaki ku gedaaman yahay ugu kala amba-baxay ...

Warkii oo dhan »
Degmadii Seddexaad oo Gobolka Gedo ka tirsan oo Maamul Islaami ah looga dhawaaqay

Degmadii Seddexaad oo Gobolka Gedo ka tirsan oo Maamul Islaami ah looga dhawaaqay

OCT 23, 2008

Khamiis, October 23, 2008(HOL): Degmada Buur-dhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa looga dhawaaqay maamul Islaami ah oo dadka degmadaas ku dhaqan ku xukum...

Warkii oo dhan »
Shaqaalaha saaran Markabka Hubka wada ee Xeebaha Soomaaliya ku af-duuban oo ay Raashinka iyo Biyaha ka sii dhamaanayaan

Shaqaalaha saaran Markabka Hubka wada ee Xeebaha Soomaaliya ku af-duuban oo ay Raashinka iyo Biyaha ka sii dhamaanayaan

OCT 23, 2008

Khamiis, October 23, 2008(HOL): Waxaa lagu soo waramayaa in ay raashinka iyo biyaha ka sii dhamaanayaan shaqaalaha saaran Markabka Faina ee hubka wada...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Faransiis ah oo Puntland ku wareejiyay 9 Nin oo Burcad Badeed ah

Ciidamo Faransiis ah oo Puntland ku wareejiyay 9 Nin oo Burcad Badeed ah

OCT 23, 2008

Khamiis, October 23, 2008(HOL): Maamulka  Puntland ayaa Maanta lagu wareejiyay Sagaal Nin oo Burcad badeed ah, kuwaasi oo ay Maraakiibta dagaalka...

Warkii oo dhan »
Howlihii Dekedda Muqdisho oo dib u bilowday

Howlihii Dekedda Muqdisho oo dib u bilowday

OCT 23, 2008

Khamiis, October 23, 2008(HOL): Waxaa maanta dib u bilowday howlihii Dekedda Muqdisho oo maalmihii aynu ka soo gudubnay hakad ugu jiray sabab la xirii...

Warkii oo dhan »
Dooni ku soo jeeday Dekedda Boosaaso oo ku qalibantay Xeebaha Dalka Yemen

Dooni ku soo jeeday Dekedda Boosaaso oo ku qalibantay Xeebaha Dalka Yemen

OCT 23, 2008

Khamiis, October 23, 2008(HOL): Dooni Nooca Ganacsiga  ah oo ku soo jeeday Dekedda Magaalada Boosaaso ayaa ku qalinbantay inta u dhaxaysa Xeebaha...

Warkii oo dhan »
Hay’adaha Qaramada Midoobay qaarkood iyo Wefti ka socda Somaliland oo gaaray Magaalada Laascaanood

Hay’adaha Qaramada Midoobay qaarkood iyo Wefti ka socda Somaliland oo gaaray Magaalada Laascaanood

OCT 22, 2008

Talaado, 22 October 2008 (HOL): Wefti ka socday Hay’adaha UNHCR, IOM, Xuquuqda Aadamaha iyo Xafiiska Socdaalka ee Somaliland, oo maanta gaadhay Maga...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in ay Ururka Al-Shabaab isku af-garteen in Hay’adaha Samafalka loo madax-bannaaneeyo howlahooda gargaarka

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in ay Ururka Al-Shabaab isku af-garteen in Hay’adaha Samafalka loo madax-bannaaneeyo howlahooda gargaarka

OCT 22, 2008

Arbaco, October 22, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in ay Ururka Al-Shabaab ka wada hadleen sidii ...

Warkii oo dhan »