Wararka Maanta
SHIIKH C/RAXMAAN MACOW: “Ma ogolaan doonno in goobaha Fadhi-ku-dirirka lagu dacaayadeeyo dadka u adeegaya Diinta Islaamka”
Isniin, 20, 10, 008 (HOL) Guddoomiyaha Midowgga Maxkamadaha Gobalka Hiiran Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow ayaa shir Jaraa'id oo uu maanta ku qa...
Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo qiimo-dhismis ku sameeyay Lacagta lagu sameysto Baasaboorka cusub ee Soomaaliya
Jimco, October 17, 2008(HOL): Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa wuxuu sheegay in Golaha...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Muqdisho oo ay Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda kula wareegeen gacan-ku-heynta Saldhigga Galbeed
Isniin, October 20, 2008(HOL): Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Fed...
Warkii oo dhan »
Ururka Samafalka Aadami oo Deeq lacageed gaarsiiyay Isbitaallada Madiina, Dayniile iyo Banaadir ee Magaalada Muqdisho
Isniin, October 20, 2008(HOL): Ururka Samafalka Aadami ayaa wuxuu lacag gaareysa 3000 oo Doollar gaarsiiyay Isbitaallada Madiina, Dayniile iyo Banaadi...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Degmada Balcad oo degan kadib dagaal ka dhacay
Isniin, October 20, 2008(HOL): Waxaa degan Xaaladda Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ay shalay gelinkii dambe ka dhaceen dagaallo culus o...
Warkii oo dhan »
Sarkaal u shaqeynayay Hay’adda UNICEF oo lagu dilay Xudur
Isniin, October 20, 2008(HOL): Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa xalay lagu dilay Sarkaal u shaqeynayay Hay’adda Qaramada Midoobay ee...
Warkii oo dhan »
Dad lagu dilay Tuulada Dhabad ee Gobolka Galgaduud
Isniin, October 20, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Cabuud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in xalay Tuulada Dhabad lagu di...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka digay in Dadka la gaaleysiiyo, lana dilo iyagoo aan la xukumin
Isniin, October 20, 2008(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ay xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta garabka Asmara u doorteen Guddoomiye ayaa wuxuu baaq...
Warkii oo dhan »
Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo beenisay in isticmaalka Baasaboorka cagaaran laga mamnuucay kaliya Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho
Isniin, October 20, 2008(HOL): Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay beenisay in isticmaalka Baasaboorka cagaaran kaliya laga mam...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne-xigeenkii hore ee Somaliland oo Xukuumadda ku eedeeyay musuq-maasuq baahsan
Axad, 19 October 2008 (HOL): Madaxweyne-xigeenkii hore ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac, ahna Guddoomiyaha SNM, ayaa ka hadlay arrimaha Doorashooyinka...
Warkii oo dhan »