Wararka Maanta
Maamulka Puntland oo ku baaqay in Shuruud la’ aan lagu sii daayo Dooni Nooca Xamuulka ah oo af-duub loogu haysto Xeebaha Degmada Baar-gaal
Sabti, October 18, 2008(HOL) - Maamulka Puntland ayaa ku baaqay in la sii daayo Dooni Nooca Xamuulka Qaada ah ,taasi oo labo maalin ka hor a...
Warkii oo dhan »
Dagaallo ku soo noq-noqday Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho oo saameyn ku yeeshay Goobo Waxbarasho, Caafimaad iyo ganacsi oo halkaas ku yaala
Sabti, October 18, 2008(HOL): Dagaallo soo noq-noqday oo dhowr jeer ka dhacay Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sababeen in ay xirmaan goo...
Warkii oo dhan »
Shir looga hadlayo Hirgelinta Heshiiskii ay dhinacyada Soomaalida ku gaareen Jibouti oo Sweden ka dhacaya
Sabti, October 18, 2008(HOL): Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden ayaa 21-ka bishan waxaa ka dhacaya Shir looga hadlayo sidii loo dhaqangelin lahaa he...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ciidamada Amisom oo wax laga xumaado ku tilmaamay Dad laga hor-istaagay in ay ka dhoofaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Sabti, October 18, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho Major Bridgye Bo-huko ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay fal ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo sheegay in ay amniga Gobolkaas wax ka qaban doonaan
Sabti, October 18, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu wax ka qaban doono amni darro ku soo korortay gobolka...
Warkii oo dhan »
Dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne oo cabasho ka muujinaya Kooxo hubeysan oo Af-duub u geysta dadka Rayidka ah
Sabti, October 18, 2008(HOL): Labadii cisho ee la soo dhaafay Magalada Beledweyne ee xarunta u ah Gobalka Hiiraan waxaa ka jiray falal Af-duub ah oo k...
Warkii oo dhan »
Sarkaal u shaqeynayay Hay’adda WFP oo lagu dilay Marka
Jimco, October 17, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Marka ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in gudaha degmadaa...
Warkii oo dhan »
Markab Sida Af-duubayaashii Markabkii Waa’il oo la keenay Dekadda Boosaaso
Jimco, October 17, 2008(HOL): Waxaa Maanta Dekadda Magaalada Boosaaso ku soo xirtay Markab Nooca Dagaalka ah, kaasi oo waday af-duubayaashii Mar...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Dekedaha iyo Kalluumaysiga Puntland oo is-casilay
Wasiirkii Dekedaha iyo Kalluumeysiga Puntland Axmed Siciid Aw-Nuur Jimco, October 17, 2008(HOL): Wasiirkii Dekedaha iyo kalluumeysiga Dawl...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo diiday in uu waqti u qabto goorta ay Ciidamadiisa ka baxayaan Soomaaliya
Jimco, October 17, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Meles Zenawi oo shalay la hadlayay xubnaha baarlamaanka dalkiisa aya...
Warkii oo dhan »