Wararka Maanta
Dagaal ka dhacay Degmada Huriwaa oo saameyn ku yeeshay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka SOS
Khamiis, October 16, 2008(HOL): Dagaal la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka wuxuu ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa ee ...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaalada Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan kadib markii dhawaan la dilay Gudoomiyahoodii?
Khamiis, October 16, 2008(HOL): Marka laga soo tago Maamulladii is-daba jooga ahaa ee soo maray Gobalka Hiiraan haddii ay ahaan la haayeen kuwii...
Warkii oo dhan »
Michele Obama oo qirtay in xaalada Soomaaliya iyo Daanfur Qoshaha 1aad ugu jirto Ninkeeda Barack Obama hadii uu ku guulaysto Xilka Madaxweynimada.
Wednesday, October 15, 2008 Cabdifataax Cabdinuur iyo Michelle ObamaRochester, MN - Xaaska uu qabo Barack Obama oo ah Musharraxa xisbiga Dimoqr...
Warkii oo dhan »
Abuu Mansuur oo u digay Dowladda Kenya
Arbaco, October 15, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa wuxuu digniin u diray Dowladda Kenya oo uu ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo sheegay in uu dagaal xooggan la geli doono Kooxaha Burcad Badeedka
Arbaco, October 15, 2008(HOL): Maamulka DGPL ayaa Burcad Badeeda uga digay in ay afduutaan Doomaha iyo Maraakiibta Shixnadaha u soo wada Dekada Magaal...
Warkii oo dhan »
MAXAMED DHEERE: “Wey burburtay Dowladda Federaalka Soomaaliya, mana jirto Dowlad iga dambeysay oo jirta”
Arbaco, October 15, 2008(HOL): Guddoomiyihii hore ee maamulka Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo shi...
Warkii oo dhan »
Maalinta Faro-dhaqashada Aduunka oo maanta si weyn looga xusay Magaalada Boosaaso
Arbaco, October 15, 2008(HOL): Waxaa maanta si wayn looga xusay gudaha Magaalada Boosaaso maalinta Faro-Dhaqashada Aduunka oo ku beegan 15 Octobar, iy...
Warkii oo dhan »
Danjire C/kariin Laqanyo oo aan ka wareysannay arrimo dhowr ah oo ku saabsan Xaaladda Dalka Soomaaliya
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Koofur Afrika-C/kariin Faarax LaqanyoArbaco, October 15, 2008(HOL): Waxaa inoo suurtagashay in aan Wareysi la yee...
Warkii oo dhan »
Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ka digay in Madaxda Maxkamadaha Islaamka ay la mid noqdaan Hoggaamiye Kooxeedyadii ay ka adkaadeen oo kale
Arbaco, October 15, 2008(HOL): Xaaji Abuukar Caddaan oo ka mid ah aas-aasayaashii Midowga Maxkamadaha Islaamka ayaa wuxuu ka digay in Madaxda Maxkamad...
Warkii oo dhan »
Weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha Baydhabo
Arbaco, October 15, 2008(HOL): Weerar madaafiic loo adeegsadya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaarada...
Warkii oo dhan »