Wararka Maanta
Bayaan tacsi iyo cambaareyn dilkii loo geestay Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow
Talaado, October 14, 2008(HOL) - Axad 2008-10-12 ay yeesheen gudiga , odayada marjaca iyo siyaasiyiin reer Hiiraan ee dalka Sweden ayaa bayaan ka soo ...
Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha DGPL oo ka tacsiiyay Askar ku dhimatay Hawlgal ay Ciidamada Puntland ku soo furteen Markab ay af-duubteen Kooxo Burcad Badeed ah
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland-Jen. Cadde Muuse XirsiTalaado, October 14, 2008(HOL): Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muuse Xirsi General Cad...
Warkii oo dhan »
Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland oo si rasmi ah uga bilaabatay Gobolka Saaxil
Talaado, October 14, 2008(HOL): Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay Gobolka Saaxil oo ah...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo u dabaal-degay sanad-guuradii 4aad ee ka soo wareegatay markii loo dhaariyay xilka Madaxweynenimada
Talaado, October 14, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta wuxuu u dabaal-degay sanad-guuradii 4aad...
Warkii oo dhan »
Maxkamadda sare ee Dowladda Federaalka oo sharci darro ku tilmaantay go’aan uu gaaray Baarlamaanka Soomaaliya
Talaado, October 14, 2008(HOL): Qoraal ka soo baxay Maxkamadda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uu sharci darro ahaa go’a...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Puntland oo xoog ku soo furtay Markab u rarnaa Ganacsato Soomaaliyeed oo ay Burcad Badeed af-duubatay
Talaado, October 14, 2008(HOL): War goor dhaweyd naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka Bari ayaa wuxuu sheegay in Ciidamada Ammaa...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay afar Degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir
Talaado, October 14, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal oo la isugu adeegsaday hubka noocy...
Warkii oo dhan »
Burcad Badeedka Soomaalida oo kordhiyay waqtigii ay u qabteen in ay burburinayaan Markab Hub wada oo ay heystaan
Talaado, October 14, 2008(HOL): Kooxaha Burcad Badeedka ah ee Markabka Hubka wada ku heysta Xeebaha Soomaaliya ayaa waxay waqti dheeraad ah ugu kordhi...
Warkii oo dhan »
Wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo oo dib u furantay kadib dagaallo xalay ka dhacay
Talaado, October 14, 2008(HOL): Waxaa dib u furantay Wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, gaar ahaan inta u dhaxeysa Degmooyinka Wanla-weyn iyo Bu...
Warkii oo dhan »
Dugsi Hoose oo laga hergaliyay Deegaanka Halgan ee G/Hiiraan
Talaado, October 14, 2008(HOL): Deegaanka Halgan oo qiyaastii 75-km kaga beegan Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa laga hirgaliyay D...
Warkii oo dhan »