Wararka Maanta

Dooxa Dacar-budhuq ee Somaliland oo qaaday saddex Baabuur iyo hanti saarneyd

Dooxa Dacar-budhuq ee Somaliland oo qaaday saddex Baabuur iyo hanti saarneyd

OCT 12, 2008

Axad, October 12, 2008(HOL): Dooxa Dacar-budhuq ee Jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera ayaa habeen hore qaaday ilaa saddex Gaadhi oo kala duwan, kad...

Warkii oo dhan »
AXMED DIIRIYE CALI: “Ciidamada Amisom haddii ay taageersan yihiin nabadda aan wadno madaafiicda haka daayeen Dadka Shacabka ah”

AXMED DIIRIYE CALI: “Ciidamada Amisom haddii ay taageersan yihiin nabadda aan wadno madaafiicda haka daayeen Dadka Shacabka ah”

OCT 12, 2008

Axad, October 12, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqanka ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa Saraakiisha Ciidamada Amisom ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagula beegsaday Deegaanka Carbiska

Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagula beegsaday Deegaanka Carbiska

OCT 12, 2008

Axad, October 12, 2008(HOL): Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay magaalada Muqdishoayaa mar ay sii marayeen Deegaanka Carbiska ee Degmada Afgooy...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay sababta ay Axsaabta Mucaaradka ah uga horjoogaan Dhaqdhaqaaqyada Siyaasadeed ee Gobollada

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay sababta ay Axsaabta Mucaaradka ah uga horjoogaan Dhaqdhaqaaqyada Siyaasadeed ee Gobollada

OCT 12, 2008

Axad, October 12, 2008(HOL):  Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro), ayaa ka hadlay sababta ay Xukuumad ahaan sha...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka socda Burundi oo Muqdisho gaaray

Ciidamo ka socda Burundi oo Muqdisho gaaray

OCT 11, 2008

Sabti, October 11, 2008(HOL): Ciidamo ka socda Dowladda Burundi oo qeyb ka ah Ciidamada AMISOM ayaa maanta waxay gaareen Magaalada Muqdisho ee Caasima...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Musharixiinta Guddoomiyenimada Maamulka Gobolka Banaadir oo soo bandhigay waxyaabaha uu qaban doono haddii la doorto

Mid ka mid ah Musharixiinta Guddoomiyenimada Maamulka Gobolka Banaadir oo soo bandhigay waxyaabaha uu qaban doono haddii la doorto

OCT 11, 2008

Musharaxa Guddoomiyenimada Gobolka Banaadir-Dr. Maxamed Cumar Nuur (Maxamed Yarow) Sabti, October 11, 2008(HOL): Dr. Maxamed Cumar Nuur (Maxamed...

Warkii oo dhan »
Markab Gaadiid iyi Shamiindo ay ku raran yihiin oo qarka u saaran in uu ku quuso Dekedda Muqdisho

Markab Gaadiid iyi Shamiindo ay ku raran yihiin oo qarka u saaran in uu ku quuso Dekedda Muqdisho

OCT 11, 2008

Sabti, October 11, 2008(HOL): Waxaa socda dadaal lagu badbaadinayo Markab weyn oo ay ku raran yihiin Gaadiid iyo Shamiindo, kaasi oo ay biyo badan hoo...

Warkii oo dhan »
Kooxaha Burcad Badeedka ah ee heysta Markabka Hubka wada oo ku hanjabay in Markabka burburin doonaan haddii aan la siinin Lacag Madax-furasho ah oo ay dalbadeen

Kooxaha Burcad Badeedka ah ee heysta Markabka Hubka wada oo ku hanjabay in Markabka burburin doonaan haddii aan la siinin Lacag Madax-furasho ah oo ay dalbadeen

OCT 11, 2008

Sabti, October 11, 2008(HOL): Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida ah ee heysta Markabka Dalka Ukraine laga leeyahay ee Hubka wada ayaa waxay wacad ku m...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cadde Muuse oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Markab u rarnaa Ganacsato Soomaaliyeed oo ay Kooxo Burcad Badeed ah qafaasheen

Madaxweyne Cadde Muuse oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Markab u rarnaa Ganacsato Soomaaliyeed oo ay Kooxo Burcad Badeed ah qafaasheen

OCT 11, 2008

Sabti, October 11, 2008(HOL): Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Jen. Cadde) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay  Marka...

Warkii oo dhan »
Kalluun tiro badan oo bakhtigiisu ku soo caariyay Xeebaha Maydh ilaa Laasqoray

Kalluun tiro badan oo bakhtigiisu ku soo caariyay Xeebaha Maydh ilaa Laasqoray

OCT 11, 2008

Sabti, October 11, 2008(HOL): Biyaha Badda u dhaxaysa Magaalo-xeebeedyada Laasqoray illaa Maydh ee Somaliland ayaa lagu arkay Kalluun tira badan oo ba...

Warkii oo dhan »