Wararka Maanta
Guddoomiyaha Degmada Dayniile oo sheegay in Ciidamada Mas’uuliyiin ka tirsanaa Maamulkii Gobolka Banaadir ay dhibaato ka geysteen Gudaha Degmadaas
Khamiis, October 09, 2008(HOL): Guddoomiyaha Degmada Dayniile Mukhtaar Xasan Caddow ayaa sheegay in Ciidamo ka amar qaata Rag ka tirsanaa Maamulkii ho...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dilkii loo geystay Nabaddoon Dacar Xirsi Xooshow, Xirnaashaha Garoonak Diyaaradaha Muqdisho iyo Wada Hadallada Jibouti
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka -Axmed C/salaan Xaaji AadanArbaco, October 08, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xu...
Warkii oo dhan »
DANJIRE C/KARIIN LAQANYO: “Shacabka Reer Hiiraan waxaan ugu baaqayaa in aysan ogolaanin in mar kale lagu dhex dilo dadka Bulshada indhaha u ah”
Danjire C/kariin Laqanyo Arbaco, October 08, 2008(HOL): Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Koofur Afrika Danjire C/kariin Faarax Laqanyo oo la ...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in Ciidamo ilaaliya loo diro Xeebaha Soomaaliya
Arbaco, October 08, 2008(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu si guud ugu codeeyay qaraar ku saabsan in la qaado tallaabo caalami ah ...
Warkii oo dhan »
Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow oo lagu Aasay Magaalada Beledweyne
Marxuum Dacar Xirsi XooshowArbaco, October 08, 2008(HOL): Alle ha u naxariistee Nabaddoon Dacar Xirsi Xooshow oo maalintii shalay ahayd koox hube...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo cambaareeyay dilkii loo geystay Nabaddoon Dacar Xirsi Xooshow
Arbaco, October 08, 2008(HOL): Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, garabka Jibouti ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa uu si xoog leh ugu...
Warkii oo dhan »
Ganacsade Caan ah oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo
Arbaco, October 08, 2008(HOL): Waxaa xalay fiidkii bartamaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu dilay Ganacsade Caan ahaa oo lagu...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda Magaalada Beledweyne kadib dilkii maanta loogu geystay Guddoomiyihii Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan?
Talaado, October 07, 2008(HOL): Xaaladda Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa hadda degan kadib markii maanta ay ka dhaceen rabshado kuw...
Warkii oo dhan »
WAR DEG DEG AH: Guddoomiyihii Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo daqiiqado ka hor lagu dilay Magaalada Beledweyne
Marxuum Dacar Xirsi Xooshow Talaado, October 07, 2008(HOL): War deg deg ah oo naga soo gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa wuxuu...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaarah oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay war cad ka soo saarto waxa ay ka damacsan tahay Suuqa Bakaaraha
Talaado, October 07, 2008(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta sare ee Do...
Warkii oo dhan »