Wararka Maanta
Dowladda Holland oo markii labaad u direysa Xeebaha Soomaaliya Markab Dagaal oo galbiya Maraakiibta u kireysan Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP
Talaado, October 07, 2008(HOL): Dowladda Holland ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay mar kale xeebaha Soomaaliya u direyos Markab dagaal oo ilaalin doon...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Dad rayid ku dilay Xaafadda Buulo Xuubey ee Magaalada Muqdisho
Talaado, October 07, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay Dad Rayid ah ku dileen xaafadda Buulo Xuubey ee ...
Warkii oo dhan »
Ururka Hormarinta Bulshada Hiiraan oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Qoysas ku dhibaateysan Qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan
Talaado, October 07, 2008(HOL): Deegaanka Buundo-madow oo ka tirsan Deegaanka Baar-gadiid ee Gobalka Hiiraan waxaa uu y ka mid yahay deegaannada...
Warkii oo dhan »
Magaalada Jeffreysbay ee Gobolka Eastern Cape ee Dalka Koofur Afrika oo lagu boobay Dukaamo ay Dad Soomaali ah lahaayeen
Talaado, October 07, 2008(HOL): Waxaa halkaasi lagu boobay in kabadan 10 dukaan waxaana dab la qabadsiiyay ilaa 3 kale. Dhacdadan ay ka dambeeys...
Warkii oo dhan »
Barakac ka socda Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa
Talaado, October 07, 2008(HOL): Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir ayaa saaka waxaa ka socda barakac ballaaran oo ay sameynayaan da...
Warkii oo dhan »
Dad badan oo ku geeriyooday Duqeyn galabta loo geystay Suuqa Bakaaraha
Isniin, October 06, 2008(HOL): In ka badan 15 ruux oo rayid ah ayaa geeriyootay tiro kale oo intaas ka badan-na dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii...
Warkii oo dhan »
Sarkaal u shaqeeya Qaramada Midoobay oo Ajnabi ah oo lagu dhaawacay Duleedka Magaalada Marka
Isniin, October 06, 2008(HOL): Sarkaal u shaqeeya Hay’adda UNOPS ee Qaramada Midoobay oo lagu magacaabo Victoria ayaa wuxuu ku dhaawacmay ...
Warkii oo dhan »
Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo si kulul u canbaareeyay hanjabaadyo loo jeediyay qaar ka mid ah Hay'adaha Samafalka
Isniin, 6, 10, 2008 (HOL) Kulan aan caadi aheyn oo ay ku yeesheen Magaalada Beledweyne Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan ayaa waxaa looga wada...
Warkii oo dhan »
Ururka La-dagaalanka Askareynta Caruurta Soomaaliyeed oo hub-ka-dhigis ku sameeyay Caruur badan oo la askareeyay
Isniin, October 06, 2008(HOL): Urur la magac baxay Ururka La-dagaalanka Askareynta Caruurta Soomaaliyeed oo fadhigiisu yahay Deegaanka Baladul-Amiin e...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo Madaxda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay xiriir la leeyihiin Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda
Isniin, October 06, 2008(HOL): Guddomiyihii hore ee maamulka Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ka hadla...
Warkii oo dhan »