Wararka Maanta
Guri uu Baydhabo ka degan yahay Sarkaal u shaqeeya Hay’adda ICRC oo xalay la weeraray, hal qofna lagu dilay
Isniin, October 06, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay waxay weerar bambo gacmeed loo adeegsaday ku qaadeen guri uu magaalada Baydhabo ka ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Wadajir oo sheegay in ay la dagaallami doonaan Kooxaha Garoonka Diyaaradaha ka weerara gudaha Degmadaas
Isniin, October 06, 2008(HOL): Guddoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) ayaa sheegay in ay la dagaallami doonaan kooxaha ka soo h...
Warkii oo dhan »
Guddiga Amniga Gobolka Nugaal oo ka warbixiyay xaaladda Amaan ee Gobolkaasi
Isniin, October 06, 2008(HOL): Guddiga Amniga Magaalada Garowe ayaa markii ugu horaysay ka warbixiyay waxqabadkooda Seddexdii Bilood ee la soo d...
Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in waqtiga Xajka Umadda Soomaaliyeed kaga dhoofi karto Madaarada Somaliland Baasaboorkii hore ee Cagaarka ahaa
Axad, 05 October 2008 (HOL): Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa sheegay in Baasaboorkii hore ee Cagaarka ahaa ee Somali...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in dib loo dhigay shir loogu qaban lahaa Dalka Kenya
Axad, October 05, 2008(HOL): Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedeaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu dib u dhac ku yimid shir M...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in laga faafiyay war aan jirin, laguna baaqay in la bartilmaameedsado
Axad, October 05, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqanka ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay in masjid ku yaala Su...
Warkii oo dhan »
Roobab dabeylo wata oo xalay ku dhuftay deegaanno ay ku nool yihiin Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho
Axad, October 05, 2008(HOL): Roobab dabeylo wata ayaa xalay waxay da’een deegaannada u dhaxeeya Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye, halkaas oo ay u ...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Degmada Dharkeenley oo degan kadib duqeyn iyo iska-hor-imaad saaka ka dhacday
Axad, October 05, 2008(HOL): Xaaladda Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa haatan degan kadib duqeyn culus oo ay saaka isku weydaarsadeen Ciid...
Warkii oo dhan »
Nabadoonnada Puntland oo bayaan ka soo saaray Burcad Badeedda ku soo badanaya Xeebaha Puntland
Axad, October 05, 2008(HOL): Nabaddoonnada Puntland oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Gobolka Bari ee Magaalada Boosaaso ayaa Bayaan rasmi ah k...
Warkii oo dhan »
Dadka soo Barakacay ee ku sugan qeybo ka mid G/Hiiraan oo cabasho ka muujiyay hanjabaado loo jeediyay Hay'adaha Samafalka
Axad, October 05, 2008(HOL): Kadib markii uu dhawaan soo baxay amar Hay'adaha Care Internationl iyo IMC looga mamnuucayo in ay ka shaqeeyaan deegaanad...
Warkii oo dhan »