Wararka Maanta

Maamulka Gobolka Sanaag oo ka digay in wax Gaadiid ah lagu dhaco Gudaha Gobolkaasi

Maamulka Gobolka Sanaag oo ka digay in wax Gaadiid ah lagu dhaco Gudaha Gobolkaasi

OCT 05, 2008

Axad, October 05, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Sanaag ee Puntland ayaa ka digay in wax gaadiid ah oo la soo dhacay lala soo galo Gudaha Gobolka Sanaag ...

Warkii oo dhan »
Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo dib loo howlgeliyay, Magaciina laga bedelay

Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo dib loo howlgeliyay, Magaciina laga bedelay

OCT 04, 2008

Sabti, October 04, 2008(HOL): Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta wuxuu shaaca ka ...

Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu tuuray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Madaafiic Jawaab ah oo ku dhacday Xaafado ka tirsan Degmada Dharkeenley

Madaafiic lagu tuuray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Madaafiic Jawaab ah oo ku dhacday Xaafado ka tirsan Degmada Dharkeenley

OCT 04, 2008

Sabti, October 04, 2008(HOL): Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo muddo bil ku dhow aaney ka soo degin wax duulimaadyo ah oo rayid ah ayaa maanta waxaa m...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo howlgallo ka sameeyay Magaalada Baydhabo

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo howlgallo ka sameeyay Magaalada Baydhabo

OCT 04, 2008

Sabti, October 04, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgallo ka sameeyeen magaalada Baydhabo oo saac...

Warkii oo dhan »
Taliyihii Nabad-sugidda Magaalada Baydhabo oo saaka toogasho lagu dilay

Taliyihii Nabad-sugidda Magaalada Baydhabo oo saaka toogasho lagu dilay

OCT 04, 2008

Sabti, October 04, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa saaka waxay ku dileen gudaha magaalada Baydhabo Taliyihii Ciidamada Nabad-sugidda Magaalada Baydhabo...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Qanyare oo sheegay in seddex nooc oo Burcad Badeed ah ay ka jiraan Xeebaha Soomaaliya

Xildhibaan Maxamed Qanyare oo sheegay in seddex nooc oo Burcad Badeed ah ay ka jiraan Xeebaha Soomaaliya

OCT 04, 2008

Sabti, October 04, 2008(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa beesha ugu baaqay in haddii wax ...

Warkii oo dhan »
Weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

OCT 04, 2008

Sabti, October 04, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay mar kale weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaadeen guriga Guddoomiyaha B...

Warkii oo dhan »
Waa maxay u jeedada ka dambeysa Bandowga xiliga habeenkii saaran Magaalada Beledweyne?

Waa maxay u jeedada ka dambeysa Bandowga xiliga habeenkii saaran Magaalada Beledweyne?

OCT 04, 2008

Sabti, October 04, 2008(HOL): Marka la gaaro 9:30 Fiidnimo xiliga habeenkii dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne waa kuwo iska sii xaadiriya hoygooda ...

Warkii oo dhan »
Xiriirkii Soomaaliya iyo Ruushka oo u Muuqda Mid soo Laabanaya

Xiriirkii Soomaaliya iyo Ruushka oo u Muuqda Mid soo Laabanaya

OCT 03, 2008

Dowladda Soomaaliya oo aqoonsatay Abkhazia iyo Osetia   Madaxweynaha Soomaaliya oo Ruushka Ka codsadey inuu Burcad badeedda kula dagaallamo badd...

Warkii oo dhan »
Shiikh Daahir Aweys oo ku baaqay in dib loo eego go’aankii lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Shiikh Daahir Aweys oo ku baaqay in dib loo eego go’aankii lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

OCT 03, 2008

Shiikh Xasan Daahir Aweys- Guddoomiyaha Isbaheysiga- AsmaraJimco, October 03, 2008(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ah Guddoomiyaha Isbaheysig...

Warkii oo dhan »