Wararka Maanta
Urur Soomaaliyeed oo ka dhisan Dalka Denmark oo Deeq lacageed gaarsiiyay Isbitaallada Marka iyo Banaadir iyo Dad Muqdisho ka barakacay
Jimco, October 03, 2008(HOL): Urur la magac-baxay Ururka Nabadeynta iyo Horumarinta Koofurta Soomaaliya oo ay aas-aaseen dad Soomaaliyeed oo ku nool D...
Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo Hay’adaha Samafalka digniin u diray
Jimco, October 03, 2008(HOL): Afhayeen u hadlay dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa wuxuu digniin u diray Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala meelaha uu Dha...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo soo dhaweeyay Shirka Dowladda loogu qabanayo
Jimco, October 03, 2008(HOL): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay soo dhaweeyeen dadaallo ay wadaan Urur Goboleedka IGAD iyo Bees...
Warkii oo dhan »
Booliska Soomaaliyeed oo Ardayda ka baxday Dugsiyada sare u soo bandhigay Deeq Waxbarasho
Jimco, October 03, 2008(HOL): Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu fursado waxbarasho oo dibadda ah u hayo Ardayda...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Ciidamada Amisom ee fadhigeedu yahay Jaamacaddii Umadda
Jimco, October 03, 2008(HOL): Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Shisheeye ee dalka Soomaaliya iyo siyaasadaha Dowladda Federaalk...
Warkii oo dhan »
Ururka cayaaraha heerka 1aad ee Sweden oo ka tanasulay tartankii kubadda cagta ay tobanka sanadood maamulayeen.
Khamiis, October 02, 2008(HOL): Ururka cayaaraha heerka 1aad ee Sweden oo lagu tilmaaamo inuu yahay hooyada isbortiga Soomaaliyeed ee Yurub, iyagoo aa...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka heesay Xaflad lagu furayay Idaacad ay Laanta Afka Soomaaliga ah ee BBC-da ka furatay Magaalada Nairobi
Khamiis, October 02, 2008(HOL): Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa wuxuu ka heesay Xaflad...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo hambalyo ugu jawaabay Madaxweynaha Jabuuti
Khamiis, 02 October 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa dhambaal hambalyo ah oo u muuqday inuu kaga jawaabayo hadallo bogaa...
Warkii oo dhan »
Muxuu Sucuudigu ugu diiday Guddoomiyaha UCID Dal-ku-galka Cimrada?
Khamiis, 02 October 2008 (HOL): Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Injineer Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay hayaan liiska xubno door ah ...
Warkii oo dhan »
Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyay tirada Ardayda ay u qaateen hawsha Diiwaangelinta
Khamiis, 02 October 2008 (HOL): Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland Maxamed Ismaaciil (Kabawayne) ayaa sheegay inay shaqaale aha...
Warkii oo dhan »