Wararka Maanta

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Bad-mareenada Bariga Afrika oo loo xiray sabab la xiriirta in uu xiriir la leeyahay Kooxaha Burcad Badeedka Soomaaliya

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Bad-mareenada Bariga Afrika oo loo xiray sabab la xiriirta in uu xiriir la leeyahay Kooxaha Burcad Badeedka Soomaaliya

OCT 02, 2008

Khamiis, October 02, 2008(HOL): Booliska Kenya ayaa saaka wuxuu xafiiskiisa oo ku yaala Magaalada Mombasa ka kaxeystay Andrew Mwangura oo ah Madaxa Ha...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa rajo ka muujisay hakinta Sicir bararka ka jira Deegaannada Puntland

Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa rajo ka muujisay hakinta Sicir bararka ka jira Deegaannada Puntland

OCT 02, 2008

Khamiis, October 02, 2008(HOL): Wasiir ku xigeenka Maaliyada DGPL Yaasiin Faarax Cartan oo la hadlay Saxafada Gobolka Bari ayaa sheegay in Puntland im...

Warkii oo dhan »
8 Dal oo Yurub ah oo isu baheysanaya in ay la dagaalamaan Kooxaha Burcad Badeedka Soomaaliya

8 Dal oo Yurub ah oo isu baheysanaya in ay la dagaalamaan Kooxaha Burcad Badeedka Soomaaliya

OCT 02, 2008

Khamiis, October 02, 2008(HOL): 8 Dal oo ka tirsan Ururka Midowga Yurub ayaa waxay isu baheysanayaan in ay la dagaalamaan Kooxaha Burcad Badeedka ah e...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo cabsi iyo wel wel ku ganacsada

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo cabsi iyo wel wel ku ganacsada

OCT 02, 2008

Khamiis, October 02, 2008(HOL): Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la soo dersay cabsi iyo wel wel salka ku haya madaafiic a...

Warkii oo dhan »
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne oo sheegay in wixii hada ka danbeeya Dulimaadyada Hay'aduhu adeegsan garaan Garoonka

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne oo sheegay in wixii hada ka danbeeya Dulimaadyada Hay'aduhu adeegsan garaan Garoonka

OCT 02, 2008

Khamiis, October 02, 2008(HOL): Maareeyaha guud ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne Shiikh Xuseen Cismaan Mubaarak ayaa mar uu la hadlayay qa...

Warkii oo dhan »
Dil iyo Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

Dil iyo Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

OCT 02, 2008

Khamiis, October 02, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xalay uu magaaladaas ...

Warkii oo dhan »
Xaflad lagu soo gebagebeynayay Tartan qur’aan aqris ah oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Xaflad lagu soo gebagebeynayay Tartan qur’aan aqris ah oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

OCT 01, 2008

Arbaco, October 01, 2008(HOL): Xaflad lagu lagu soo gebagebeynayay Tartan Qur’aan aqris ah ayaa maanta waxaa lagu qabtay Xaafadda Suuqa Bacaad ee Ma...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la dagaalamaan Kooxaha Burcad Badeedka ah

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la dagaalamaan Kooxaha Burcad Badeedka ah

OCT 01, 2008

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed Arbaco, October 01, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/l...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad uu jeediyay Munaasabadda Ciidda uga hadlay Arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad uu jeediyay Munaasabadda Ciidda uga hadlay Arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland

OCT 01, 2008

Madaxweynaha Dowladda Jibouti -Ismaaciil Cumar GeelleArbaco, October 01, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qu...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

Ciidamada Itoobiya oo howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

OCT 01, 2008

Arbaco, October 01, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka waxay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka tirsan Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir, i...

Warkii oo dhan »