Wararka Maanta

Dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaallada Muqdisho oo sheegay in ay jiraan Bukaano aan dalka wax loogu qaban karin oo uu saameyn ku yeeshay Xirnaashaha Garoonka Diyaaradaha

Dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaallada Muqdisho oo sheegay in ay jiraan Bukaano aan dalka wax loogu qaban karin oo uu saameyn ku yeeshay Xirnaashaha Garoonka Diyaaradaha

SEP 29, 2008

Isniin, September 29, 2008(HOL): Qaar ka mid ah Dhaqaatiir ka howlgasha Isbitaallada Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegeen in xirnaashaha Garoonka Di...

Warkii oo dhan »
Xubo ka tirsan Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo kulan kula yeeshay Magaalda Beledweyne Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan

Xubo ka tirsan Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo kulan kula yeeshay Magaalda Beledweyne Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan

SEP 28, 2008

Axad, 28, 9, 2008 (HOL)   Xubno ka tirsan Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo uu horkacayo Guddoomiyaha Golaha Max'ed Xasan Xaad...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo codsatay in aan la ogolaan in hubka saaran lagala soo dego Markab ku af-duuban Xeebaha Gobolka Mudug

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo codsatay in aan la ogolaan in hubka saaran lagala soo dego Markab ku af-duuban Xeebaha Gobolka Mudug

SEP 28, 2008

Axad, September 28, 2008(HOL): Agaasimayaasha  guud ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Gaashaandhigga iyo Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda ee Dowl...

Warkii oo dhan »
Maraakiib Dagaal oo ay leeyihiin Mareykan iyo Ruushka oo ku wareegsan Markab Saanad Mileteri wada oo ay Kooxo Burcad Badeed Soomaali qafaasheen

Maraakiib Dagaal oo ay leeyihiin Mareykan iyo Ruushka oo ku wareegsan Markab Saanad Mileteri wada oo ay Kooxo Burcad Badeed Soomaali qafaasheen

SEP 28, 2008

Axad, September 28, 2008(HOL): Labo Markab oo ay kala leeyihiin Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa waxay ku wareegsan yihiin Markab saanad Mileteri...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo cambaareeyay Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo cambaareeyay Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho

SEP 28, 2008

Axad, September 28, 2008(HOL): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Beelaha Hawiye ayaa waxay cambaareeyeen Ciidam...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool Dalka Kanada oo Deeq Rashin iyo Bacaha Roobka laga galo gaarsiiyay Dadka ka soo barakacay Dagaallada Muqdishu

Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool Dalka Kanada oo Deeq Rashin iyo Bacaha Roobka laga galo gaarsiiyay Dadka ka soo barakacay Dagaallada Muqdishu

SEP 28, 2008

Axad, September 28, 2008(HOL): Hay’adda Samafalka Wadaniga ah ee Baniadam ayaa gaarsiisay deeq isgu jirta raashin kala ah Galley, Digir, Saliid iyo ...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Ciidamada Amisom ku eedeeyay in ay Beel gaar ah xasuuq ku hayaan

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Ciidamada Amisom ku eedeeyay in ay Beel gaar ah xasuuq ku hayaan

SEP 28, 2008

Axad, September 28, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wuxuu ku eedeeyay Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho in ...

Warkii oo dhan »
Dadka ku dhaqan Gobolka Hiiraan oo si weyn u soo dhaweeyay hadal ka soo yeeray Shiikh Shariif Shiikh Axmed

Dadka ku dhaqan Gobolka Hiiraan oo si weyn u soo dhaweeyay hadal ka soo yeeray Shiikh Shariif Shiikh Axmed

SEP 28, 2008

Axad, September 28, 2008(HOL): Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Wareysi uu siiyay Laanta Afka Soomaa...

Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Digniin u diray Kooxaha Burcad Badeedka

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Digniin u diray Kooxaha Burcad Badeedka

SEP 28, 2008

Axad, September 28, 2008(HOL): Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (General Cadde) oo shalay dib ugu soo laabtay Dalka ayaa d...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale iyo Dawladda Faransiiska oo ka wada-hadlay la-dagaallanka Budhcad-Badeedka

Madaxweyne Rayaale iyo Dawladda Faransiiska oo ka wada-hadlay la-dagaallanka Budhcad-Badeedka

SEP 28, 2008

Axad, September 28, 2008(HOL): Madaxwweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo weftigii uu hoggaaminayay ayaa  dalka dib ugu soo laabtay s...

Warkii oo dhan »