Wararka Maanta

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo xalay ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigley

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo xalay ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigley

SEP 26, 2008

Qof ku dhaawacmay dagaallada Muqdisho ka socdad: Sawirka Mowliid Cabdi/ ReutersJimco, September 26, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adee...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa oo xalay isaga guuray fariisinkoodii Jante-kuundisho ee Duleedka Beledweyne

Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa oo xalay isaga guuray fariisinkoodii Jante-kuundisho ee Duleedka Beledweyne

SEP 26, 2008

Jimco, September 26, 2008(HOL): Dadka ku dhaqaan Xaafadaha ku dhaw dhaw Jante-kuundisho oo wax ka yar 7-km u jirta Magaalada Beledweyne ayaa xalay Saq...

Warkii oo dhan »
Masiibada dagaalka oo taabatay qoysaska qurba-joogta

Masiibada dagaalka oo taabatay qoysaska qurba-joogta

SEP 26, 2008

Jimco, September 26, 2008(HOL):  Duqeyntii magaalada Muqdisho ee Isniintii la soo dhaafay ciidamada Amisom u geysteen ayaa waxaa ka mid ahaa qoys...

Warkii oo dhan »
Nin Ganacsade ah oo xalay lagu dilay magaalada Baydhabo

Nin Ganacsade ah oo xalay lagu dilay magaalada Baydhabo

SEP 26, 2008

Jimco, September 26, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in habeenkii xalay ahaa ...

Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Turki oo Cudur-daar ka bixiyay hadal uu sheegay Sarkaalka ugu sareeya Ciidamadiisa

Shiikh Xasan Turki oo Cudur-daar ka bixiyay hadal uu sheegay Sarkaalka ugu sareeya Ciidamadiisa

SEP 25, 2008

Khamiis, September 25, 2008(HOL): Shiikh C/llaahi Xirsi (Shiikh Xasan Turki) oo shir jaraa’id qadka Taleefoonka ugu qabtay Idaacado ka howlgala maga...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Shirkadaha Diyaaradaha ugu baaqay in ay Duulimaadyadooda ka sii wataan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Shirkadaha Diyaaradaha ugu baaqay in ay Duulimaadyadooda ka sii wataan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

SEP 25, 2008

Khamiis, September 25, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo maanta shir jaraa’id ku qa...

Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha-Cadde oo ku baaqay in la furo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Shiikh Yuusuf Indha-Cadde oo ku baaqay in la furo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

SEP 25, 2008

Khamiis, September 25, 2008(HOL): Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysiga Dibu xoreynta Soomaaliya Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa ku baaqa...

Warkii oo dhan »
Diyaarad waday Wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo si nabadgelyo ah uga degtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Diyaarad waday Wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo si nabadgelyo ah uga degtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

SEP 25, 2008

Khamiis, September 25, 2008(HOL): Saaka subaxnimadii ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa ka soo degay diyaarad siday Wafdi uu hoggaamin...

Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo xalay weerar ku qaaday guryo ay Magaalada Baydhabo ka degan yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo xalay weerar ku qaaday guryo ay Magaalada Baydhabo ka degan yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

SEP 25, 2008

Khamiis, September 25, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay xalay weerar ku qaadeen afar goobood oo ku yaala magaalada Bayd...

Warkii oo dhan »
Diyaarad Shixnad dawo ah u siday Isbitaallada Keysaney iyo Madina oo ka degtay Garoonka Diyaraadaha Jowhar

Diyaarad Shixnad dawo ah u siday Isbitaallada Keysaney iyo Madina oo ka degtay Garoonka Diyaraadaha Jowhar

SEP 25, 2008

Khamiis, September 25, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Garoonka...

Warkii oo dhan »