Wararka Maanta
Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo
Sabti, September 27, 2008(HOL): Afar ruux ayaa geeriyootay 9 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii lagu qarxiyay Miin...
Warkii oo dhan »
Duqeyn ay Dad ku dhinteen oo maanta mar kale loo geystay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho
Sabti, September 27, 2008(HOL): Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa maanta waxaa loo geystay duqeyn ba’...
Warkii oo dhan »
Diyaarado nooca dagaalka ah oo xalay dul heehaabayay Xeebaha Gobolka Bari
Sabti, September 27, 2008(HOL): Waxaa xalay laga maqlayay qeybo ka mid ah Tuulooyinka Gobolka bari guuxa diyaarado nooca dagaalka ah oo ku socda...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo hakiyay isu socodka dadka iyo gaadiidka ee Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye
Sabti, September 27, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa saaka waxay howlgallo ka sameeyeen Wadada isku xirta Magaalada Muqdisho i...
Warkii oo dhan »
Afhayeen u hadlay Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka oo beeniyay in Ciidamadooda ay dadka dhac u geystaan
Sabti, September 27, 2008(HOL): Afhayeen u hadlay Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aaney waxba ka jirin in ay Ciida...
Warkii oo dhan »
Qoysas ku dhibaateysan Tuulada Hiiraan iyo qeybo ka mid ah Magaalada Beledweyne oo Deeq la gaarsiiyay
Sabti, September 27, 2008(HOL): Tuulada Hiiraan oo qiyaastii 20-km u jirta Magaalada Beledweyne waxaa bilihii ugu danbeeyay soo food saaray Xaalad Ban...
Warkii oo dhan »
Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo lagu Gowracay Dalka Koonfurta Africa
Jimco, September 26, 2008(HOL): Hooyo Soomaaliyeed iyo sadax caruur ah oo ey dhashay ayaa lagu dhax gowracay dukaan ey ku lahayeen tuulo k...
Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah oo Af-duubtay Markab Saanad Mileteri wada
Jimco, September 26, 2008(HOL): Kooxo Burcad Badeed ah oo ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa waxya qabsadeen Markab Saanad Mileteri wada oo ku sii jeeda...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Duleedka Beledweyne oo gubay Gaari Shidaal u waday Ganacsato Reer Muqidsho ah
Jimco, September 26, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhawaanahan ku sugnaa Xerada Jante-kuundisho ee duleedka Beledweyne ayaa saaka mar ay Xeradaa...
Warkii oo dhan »
Dowladda Canada oo kordhisay waqtiga uu Xeebaha Soomaaliya joogayo Markab Dagaal oo ilaaliya Maraakiib Gargaar Mucaawino ah geeya Soomaaliya
Jimco, September 26, 2008(HOL): Dowladda Canada ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay kordhisay waqtiga uu Xeebaha Soomaaliya ka howlgelayo Markab dagaal ...
Warkii oo dhan »