Wararka Maanta

Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Magaalada Kismaayo oo burburiyay Dhismaha Kaniisad ku ooli jirtay Magaaladaas

Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Magaalada Kismaayo oo burburiyay Dhismaha Kaniisad ku ooli jirtay Magaaladaas

SEP 30, 2008

Talaado, September 30, 2008(HOL): Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa wuxuu maanta burbur...

Warkii oo dhan »
Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho oo ku kala qeybsamay Munaasabadda Ciidda Soon-fur

Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho oo ku kala qeybsamay Munaasabadda Ciidda Soon-fur

SEP 30, 2008

Talaado, September 30, 2008(HOL): Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxay ku kala qeybsameen Ciidda Soon-fur, wax...

Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo ku baaqday in Ciidamo ka socda UN-ka la geeyo Soomaaliya

Dowladda Itoobiya oo ku baaqday in Ciidamo ka socda UN-ka la geeyo Soomaaliya

SEP 30, 2008

Talaado, September 30, 2008(HOL): Dowladda Itoobiya ayaa waxay ugu baaqday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu Soomaaliya u diro Ciidamo nabad-...

Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo si weyn looga ciiday

Magaalada Beledweyne oo si weyn looga ciiday

SEP 30, 2008

Talaado, September 30, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee Xaruta u ah Gobalka Hiiraan ayaa si aan horay loo arag waxaa looga oogay Munaasabada Ciidul-...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ka baxay Gobolka Hiiraan ay wada hadal ku baxeen

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ka baxay Gobolka Hiiraan ay wada hadal ku baxeen

SEP 30, 2008

Talaado, September 30, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, garabka fadhigiisu yahay Dalka Jibouti ayaa wuxuu warsaxaafadeed ka soo saara...

Warkii oo dhan »
Sidee  looga ciiday Magaalooyinka Puntland?

Sidee looga ciiday Magaalooyinka Puntland?

SEP 30, 2008

Talaado, September 30, 2008(HOL): Waxaa Maanta si wayn looga Ciiday meelo badan oo ka mid ah Magaalooyinka ugu waa wayn ee Puntland, sida Magaalada Bo...

Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

SEP 30, 2008

Talaado, September 30, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in gudaha magaaladaas ...

Warkii oo dhan »
Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo xalay la dilay iyo Mid kale oo maanta is-casilay

Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo xalay la dilay iyo Mid kale oo maanta is-casilay

SEP 29, 2008

Isniin, September 29, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay ku dileen Magaalada Muqdisho mas’uul ka tirsanaa Waaxda Dhul-bixinta Dowladda Hoose ee Mu...

Warkii oo dhan »
Dagaal xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dagaal xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

SEP 29, 2008

Isniin, September 29, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxaa xalay ka dhacay dagaal culus oo la isugu adeegsaday hubk...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Degmada Afgooye oo xalay la dilay

Guddoomiyihii Degmada Afgooye oo xalay la dilay

SEP 29, 2008

Isniin, September 29, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar qorsheysnaa ku dileen Guddoomiyihii Degmada Afgooye Maxamed Cum...

Warkii oo dhan »