Wararka Maanta
Gaadiidleyda Magaalada Beledweyne oo ka cabaneysa Rasaas Ciidamada Itoobiyaaku ku soo ridaan marka ay marayaan goobaha ka baxsan wadada Jante-kuudisho
Khamiis, September 25, 2008(HOL): Waxaa isa soo taraya cabashada Gaadiidleyda ka xoogsata deegaanno ka tirsan Gobalka Hiiraan ka muujinayaan Rasaas aa...
Warkii oo dhan »
Shaqaaqo ka dhacday xulasho Dad Shaqaale ah oo ay doonayeen Guddiga Doorashooyinka Somaliland
Khamiis, September 25, 2008(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kaba-weyne), ayaa ka hadlay shaqaaqo ka dh...
Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Arbaco, September 24, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa xalay waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay Ciidamada ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo ka digay in la qaado weerarro ay Dadka Rayidka ah dhibaato ka soo gaareyso
Arbaco, September 24, 2008(HOL): Mas’uul sare oo u hadlay Maxkamadaha Islaamka ayaa ka digay inaan la qaadin weerarro marka ay dhacaan ay dhibaato k...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Dad ka kaxeystay, qalabna ka qaatay Xarunta Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman
Arbaco, September 24, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay gudaha u galeen Xarunta Hay’adda Nabadda iyo ...
Warkii oo dhan »
Barakac maalintii labaad ka socda Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir
Degmooyinka Muqdisho qaarkood oo laga qaxayo-Sawirka AFPArbaco, September 24, 2008(HOL): Dad badan oo ku noolaa xaafado ka tirsan Degmooyi...
Warkii oo dhan »
Roobkii Deyrta oo ka curtay Magaalooyin ka mid ah Puntland
Arbaco, September 24, 2008(HOL): Waxaa ka curtay Magaalooyin badan oo ka mid ah Puntland roobkii Deyrta, iyadoo Roobabakaasina ay si toos ah iminka ug...
Warkii oo dhan »
Maxaad u qaban kartaa labadan Ruux ee dhibaateysan?
Talaado, 23, 9, 2008 (HOL) Bashiir Macalin Max'ed waa 12 jir qaba dhibaato Caafimaad darro waxaana qalalay inta badan xubnaha jirkiisa sida Qoorta, La...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo mar kale Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku celiyay go’aan uu gaaray
Talaado, September 23, 2008(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa KMG ah ee Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu dib ...
Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo maanta cabsi aawgeed looga kala cararay
Talaado, September 23, 2008(HOL): Ganacsigii Suuqa Bakaaraha ayaa maanta waxaa ku yimid hakad kadib markii dad badan oo gudaha Suuqa ku sugnaa uu soo ...
Warkii oo dhan »