Wararka Maanta
Maxkamadaha Islaamka oo cambaareeyay duqeyntii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Talaado, September 23, 2008(HOL): Midowga Maxkaamdaha Islaamka ayaa ka hadlay duqeyntii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ee ay dadka badan ku dhin...
Warkii oo dhan »
Dad ku noolaa xaafado ka tirsan Degmooyinka Howl-Wadaag, Hodan iyo Waaberi oo bilaabay in ay barakacaan
Talaado, September 23, 2008(HOL): Dad badan oo ku noolaa xaafado ka tirsan Degmooyinka Howl-Wadaag, Hodan iyo Waaberi ayaa waxay bilaabeen in ay...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo wadajir u magacaabay Hay'ad ka shaqeyn doonta fududeynta Gargaarka Bani'aadannimada
Isniin, September 22, 2008(HOL): Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa waxay si wada jir ah u magacaabeen Hay'ad fududeyn doonta Gar...
Warkii oo dhan »
Diyaarad ganacsi oo ka degatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho
Isniin, September 22, 2008(HOL): Diyaarad Ganacsi oo la sheegay in ay waday Rakaab iyo xamuul kale ayaa saaka subaxnimadii waxay ka degtay Garoonka Di...
Warkii oo dhan »
Duqeyn ay dad badan ku dhinteen oo xalay ilaa saaka ka dhacday Magaalada Muqdisho
Isniin, September 22, 2008(HOL): 30 ruux ayaa inta la xaqiijiyay waxay ku geeriyoodeen duqeyn xalay ilaa saaka ku socotay Xaafado ka tirsan Degmooyink...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo cambaareeyay duqeyn Muqdisho loogu geystay Dad rayid ah
Isniin, September 22, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa si kulul u cambaareeyay duqeyn ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo...
Warkii oo dhan »
Mas'uuliyiinta Midowga Maxkamadaha iyo Hay'adaha Samafalka oo kulan Xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Beledweyne
Isniin, September 22, 2008(HOL): Kulanka oo ahaa mid ay goob joog ka ahaayeen Mas'uuliyiinta ugu sareysa Midowga Maxkamadaha ee Gobalka Hiiraan iyo in...
Warkii oo dhan »
Ciidanka Booliska Puntland oo Xoog ku soo furtay Nin Jarmal ah oo afduub loo haystay
Isniin, September 22, 2008(HOL): Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta xoog ku soo furtay Nin u dhashay Dalka Jarmalka, kaasi oo ay...
Warkii oo dhan »
Muxuu ku dhammaaday Shirkii maalmahaan ka socday magaalada Jabuuti
Jacfar KuukaaySebtember 21, 2008 Jabuuti (HOL) - Iyadoo Muddo dhowr maalmood ah dib loo dhigay saxiixa kama dambeysta ah ee heshiiska lagu gaaray wadd...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo mar kale ku celiyay in ay ka xun yihiin xirnaashaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Axad, September 21, 2008(HOL): Midowga Maxkamadaha Islaamka ayaa mar kale waxay ku celiyeen in ay aad uga xun yihiin in la xiro Garoonka Diyaaradaha A...
Warkii oo dhan »