Wararka Maanta
Xoogagga Al-Shabaab oo xalay weeraray Koontarool ku yaala Magaalada Baydhabo
Axad, September 21, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen bar koontarool oo ku taa...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley oo ka badbaaday weerar lagu dili lahaa
Axad, September 21, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay weerar ku qaadeen Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Xasan Cali Maxamed Xashaash xili uu ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Degmada Boosaaso oo cambaareeyay Af-duub loo geystay Nin Jarmal ah oo howlo shaqo u joogay Boosaaso
Axad, September 21, 2008(HOL): Maamulka Degmada Boosaaso ayaa cambaareeyay af-duub habeenkii xalay ahaa Gudaha Magaalada Boosaaso loogu gaystay ...
Warkii oo dhan »
Guddoonka cusub ee Naadiga Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Masar oo Xilka lagu wareejiyay
Axad, September 21, 2008(HOL): Xaflad si heer sare loo soo agasimay ayaa lagu qabtaya xaurnta Naadiga Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Masar,xafladaan oo...
Warkii oo dhan »
Dad ku dhaawacmay Gaari ku rogmaday duleedka Magaalada Qardho ee Gobolka Kar Kaar
Axad, September 21, 2008(HOL): Ugu yaraan 13 Ruux ayaa ku dhaawacantay gaari nooca caga badanta ah oo maanta ku Rogmaday Tuulada Yako oo 30 KM u ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Caawa mar kale heshiis ku wada saxiixanaya Dalka Jibouti
Sabti, September 20, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa markoodii seddexaad waxay caawa fiidka heshiis ku k...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo joojisay isticmaalka Baasaboorka Cagaaran
Sabti, September 20, 2008(HOL): Qoraal ka soo baxay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia oo uu ku saxiixnaa Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu j...
Warkii oo dhan »
Dowladda Norway oo ku biirtay Dowlado Reer Yurub ah oo daneynaya in ay Xeebaha Somalia ka ilaaliyaan Kooxaha Burcad Badeedka
Sabti, September 20, 2008(HOL): Dowladda Norway ayaa shaaca ka qaaday in ay Markab Dagaal u soo direyso Xeebaha Soomaaliya, kaasi oo ka qeybqaadan doo...
Warkii oo dhan »
Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac ah geystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo
Sabti, September 20, 2008(HOL): Wararka naga gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xalay magaaladaas uu ka d...
Warkii oo dhan »
Dad ku dhibaateysan Daafaha Magaalada Beledweyne oo Deeq la gaarsiiyay
Sabti, September 20, 2008(HOL): In ka badan 120 Qoys oo ku dhaqan daafaha iyo gudaha Magaalada Beledweyne ayaa markii ugu horeysay NGO-ga Geelo oo ka ...
Warkii oo dhan »