Wararka Maanta

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Xoogagga Al-Shabaab ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen duqeyntii shalay ka dhacday Magaalada Muqdisho

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Xoogagga Al-Shabaab ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen duqeyntii shalay ka dhacday Magaalada Muqdisho

SEP 20, 2008

Sabti, September 20, 2008(HOL): Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa wuxuu ku eedeeyay Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab in uu ka dambeeyay duqeyn ay dad b...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka soo baxay Wada hadal  dhaxmaray Odayaasha dhaqanka iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee fariisinkoodu yahay Jante-kuundisho?

Maxaa ka soo baxay Wada hadal dhaxmaray Odayaasha dhaqanka iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee fariisinkoodu yahay Jante-kuundisho?

SEP 20, 2008

Sabti, September 20, 2008(HOL): Kadib markii maalintii shalay Ciidamada Itoobiyaanku Madaafiic ku duqeeyeen Buuraha ku teedsan Xerada Jante-kuundisho ...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo sheegay in uu soo qabtay xubno ka tirsanaa Kooxaha Burcad Badeedka

Maamulka Puntland oo sheegay in uu soo qabtay xubno ka tirsanaa Kooxaha Burcad Badeedka

SEP 20, 2008

Sabti, September 20, 2008(HOL): Maamulka Dawlada Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la Dagaalanka Burcad Badeedka ku sugan xeebah...

Warkii oo dhan »
Duqeyn ka dhacday Magaalada Muqdisho oo sababtay Dhimasho iyo Dhaawac Dad rayid ah soo gaartay

Duqeyn ka dhacday Magaalada Muqdisho oo sababtay Dhimasho iyo Dhaawac Dad rayid ah soo gaartay

SEP 19, 2008

Jimco, September 19, 2008(HOL): Magaalada Muqdiso ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta gelinkii dambe waxaa ka dhacday duqeyn ay is-weydaarsadee...

Warkii oo dhan »
Wada Hadalladii Jibouti oo caqabad ku timid

Wada Hadalladii Jibouti oo caqabad ku timid

SEP 19, 2008

Jimco, September 19, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in uu saaka hakad galay shir halkaa...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xayiraad Duulimaad ku soo rogtay Shirkadaha Diyaaradaha Daallo, Jubba, Africa iyo Gallad

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xayiraad Duulimaad ku soo rogtay Shirkadaha Diyaaradaha Daallo, Jubba, Africa iyo Gallad

SEP 19, 2008

Jimco, September 19, 2008(HOL): Maareeyaha guud ee Waaxda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Maxamuud Shiikh Cali (Dable P...

Warkii oo dhan »
Xiisad dagaal oo ka jirta Magaalada Beledweyne

Xiisad dagaal oo ka jirta Magaalada Beledweyne

SEP 19, 2008

Jimco, September 19, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka jirta xiisad dagaal, waxaana gudaha iyo daafaha mag...

Warkii oo dhan »
Magaalada Boosaaso oo maanta degan kadib Dagaallo dad ay ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Magaaladaasi

Magaalada Boosaaso oo maanta degan kadib Dagaallo dad ay ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Magaaladaasi

SEP 19, 2008

Jimco, September 19, 2008(HOL): Waxaa maanta degan xaaladda guud ee Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsi ee Puntland , taasi oo shalay dagaal uu ku d...

Warkii oo dhan »
UNICEF oo Tallaalka Jadeecada siisay Caruur gaareysa 142,000

UNICEF oo Tallaalka Jadeecada siisay Caruur gaareysa 142,000

SEP 19, 2008

Jimco, September 19, 2008(HOL): 142,654 carruur ah ooay da'doodu u dhaxayso sagaal bilood ilaa 15 sano ayaa looga tallaaley Jadeeco ololihii u dambeey...

Warkii oo dhan »
Wada Hadalladii Jibouti uga socday Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo heer Xasaasi ah u gudbay

Wada Hadalladii Jibouti uga socday Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo heer Xasaasi ah u gudbay

SEP 18, 2008

Khamiis, September 18, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in wada hadalladii halkaas uga so...

Warkii oo dhan »