Wararka Maanta
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo xalay lagu dhaawacay Magaalada Boosaaso
Arbaco, September 17, 2008(HOL): Taliyaha Ciidanka Booliska Dawlad Goboleedka Puntland General Gaani Maxamuud Xaaji ayaa xalay kooxo hubaysan ay ku dh...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Kaaraan oo sheegay in ay weerar ku soo qaadeen Maleeshiyo Beeleedyo ay garanayaan
Arbaco, September 17, 2008(HOL): Guddoomiyaha Degmada Kaaraan C/llaahi Maxamed Rooble oo ka hadlay dagaal shalay ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada K...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo booqasho ku jooga dalka Faransiiska iyo kulamo uu la yeeshay Mas’uuliyiin dalkaas ka tirsan
Talaado, 16 September 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefti uu hoggaaminayay oo socdaal ugu kicitimay dalal ka tirsan Qa...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Jibouti kula shiraya Kooxda Caalamiga ah ee Xiriirka Soomaaliya
Talaado, September 16, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in uu halkaas maanta ka bilowday ...
Warkii oo dhan »
Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo aysan maanta wax diyaarado ah ka soo degin
Talaado, September 16, 2008(HOL): Maanta oo ay bilaha September iyo Ramadaan ku wada beegan yihiin 16 ayaa ka bilaabanaya waqti uu dhaqdhaqaaqa Al-Sha...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo 48 saacadood gudahood uga jawaabaya go’aan uu gaaray oo uu ku soo celiyay Madaxweyne Yuusuf
Talaado, September 16, 2008(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in uu muddo 48 saacadood gudahood ah uu uga jawaabayo hadal uu...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan kale oo iska casilay Baarlamaanka Soomaaliya
Talaado, September 16, 2008(HOL): Xildhibaan Dr. Cali Baashi Rooraaye oo ka tirsanaa Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii Xil...
Warkii oo dhan »
Ammaanka Waddooyinka laga galo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay
Talaado, September 16, 2008(HOL): Ciidamo aad u tiro badan oo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka lagu daadiyay Waddooyinka laga g...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Faransiis ah oo xoog ku furtay Labo Ruux oo ay Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ka heysteen
Talaado, September 16, 2008(HOL): Labo ruux oo u dhashay Dalka Faransiiska oo ay af-duub ku heysteen kooxo Burcad Badeed ah ayaa waxaa xoog ku furtay ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamiga ee gacanta ku haya Magaalada Beledweyne oo sheegay in aysan wax shaqo ah ku laheyn dilalka loo geysto dadka aan waxba galabsan.
Talaado, September 16, 2008(HOL): Qaar ka mid ah Mas'uuliyiinta Midowga Maxkamadaha Islaamka ee ku sugan Magaalada Beledweyne oo meel faga...
Warkii oo dhan »