Wararka Maanta

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay sugi doonto Ammaanka Garoonka Diyaaradaha  Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay sugi doonto Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

SEP 15, 2008

Isniin, September 15, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay hadal dhawaan ka soo baxay Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, kaasi oo ah...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in aysan la ahayn in Baarlamaanka uu ka laaban doono go’aankii uu ku gaaray in aan dib loo soo celin Wasiirradii is-casilay

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in aysan la ahayn in Baarlamaanka uu ka laaban doono go’aankii uu ku gaaray in aan dib loo soo celin Wasiirradii is-casilay

SEP 15, 2008

Isniin, September 15, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur Shiikh Aadan Madoobe oo wax laga weydiiyay hadal uu sh...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo qarax lala beegsaday ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay

Ciidamada Uganda oo qarax lala beegsaday ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay

SEP 15, 2008

Isniin, September 15, 2008(HOL): Qarax xooggan oo saaka lala beegsaday Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu geystay dhimasho iyo...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo beeniyay in Rag u shaqeynayay Hay’adda WFP lagu qafaashay deegaano ka tirsan Gobolkaas

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo beeniyay in Rag u shaqeynayay Hay’adda WFP lagu qafaashay deegaano ka tirsan Gobolkaas

SEP 15, 2008

Isniin, September 15, 2008(HOL): Mas’uul u hadlay maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wuxuu beeniyay in rag u shaqeynay...

Warkii oo dhan »
Golaha Maxkamadaha Islaamka oo ku baaqay in aan la xirin Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Golaha Maxkamadaha Islaamka oo ku baaqay in aan la xirin Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

SEP 14, 2008

Axad, September 14, 2008(HOL): Afhayeen u hadlay Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa ku baaqay in aan la xirin Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaal...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sharci darro ku tilmaamay go’aan ka soo baxay Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sharci darro ku tilmaamay go’aan ka soo baxay Baarlamaanka Soomaaliya

SEP 14, 2008

Axad, September 14, 2008(HOL):  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Mad...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan oo markii ugu horeysay si toos ah loo toogtay

Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan oo markii ugu horeysay si toos ah loo toogtay

SEP 14, 2008

Sunday, September 14, 2008(HOL):  Ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa saaka waxaa loo geystay dhimasho iyo dhaawac kadib markii ...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Saldhigga Afar Irdood ee Degmada Xamarweyne

Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Saldhigga Afar Irdood ee Degmada Xamarweyne

SEP 14, 2008

Axad, September 14, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Saldhigga Booliska Afar Irdood ee Degmada Xamar-weyne,...

Warkii oo dhan »
Madaxii Waaxda Dembi Baarista Gobalka Hiiraan oo xalay toogasho lagu dilay

Madaxii Waaxda Dembi Baarista Gobalka Hiiraan oo xalay toogasho lagu dilay

SEP 14, 2008

Axad, September 14, 2008(HOL): Labo Nin oo ku hubeysan Bastoolado ayaa habeenimadii Xalay waxaa ay toogasho ku dileen Madaxii Waaxda Danbi Baarista Go...

Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Wadada isku xirta Isgoyska KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Qarax ka dhacay Wadada isku xirta Isgoyska KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

SEP 14, 2008

Axad, September 14, 2008(HOL): Qarax loo adeegsaday Miinada Dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago ayaa saaka wuxuu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoy...

Warkii oo dhan »