Wararka Maanta

Waa sidee Xaaladda Magaalada Beledweyne kadib toogasho maalintii shalay lagu dilay Askari Itoobiyaan ah?

Waa sidee Xaaladda Magaalada Beledweyne kadib toogasho maalintii shalay lagu dilay Askari Itoobiyaan ah?

SEP 12, 2008

Jimco, 12, 9, 2008 (HOL) Xaaladda Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Gobalka Hiiraan ayaan wali ah mid aan deganeyn kadib markii maalintii shalay ko...

Warkii oo dhan »
Puntland oo  sheegtay in uu dhaw yahay waqtigii la soo saari lahaa Shidaalka Puntland

Puntland oo sheegtay in uu dhaw yahay waqtigii la soo saari lahaa Shidaalka Puntland

SEP 12, 2008

Wasiirka Macdanta iyo Bartoolka Puntland- Xasan Cismaan Alloore Jimco, September 12, 2008(HOL): Maamulka Puntland ayaa rajo ka muujiyay la soo b...

Warkii oo dhan »
Colaad ka taagan Deegaanno u dhaxeeya Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan oo Dad badan lagu dilay

Colaad ka taagan Deegaanno u dhaxeeya Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan oo Dad badan lagu dilay

SEP 12, 2008

Jimco, September 12, 2008(HOL): Colaad u dhaxeysa labo Beelood oo dega Xadka u dhaxeeya Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa waxay sababtay in ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Bay oo maanta Baydhabo lagu dilay

Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Bay oo maanta Baydhabo lagu dilay

SEP 12, 2008

Jimco, September 12, 2008(HOL): Waxaa maanta lagu dilay gudaha magaalada Baydhabo Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Bay Shiikh Maxamed Xaa...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo difaacay go’aankii ay uga soo horjeesteen in ay xilalkoodii ku soo noqdaan Wasiirro is-casilay

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo difaacay go’aankii ay uga soo horjeesteen in ay xilalkoodii ku soo noqdaan Wasiirro is-casilay

SEP 12, 2008

Jimco, September 12, 2008(HOL): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay difaaceen go’aan ay shalay uga soo horjeesteen q...

Warkii oo dhan »
Cabsi ka taagan Magaalada Beledweyne

Cabsi ka taagan Magaalada Beledweyne

SEP 11, 2008

Khamiis, September 11, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan ayaa dadka ku dhaqan waxaa maanta gelinkii dambe la soo derista...

Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka oo ka soo horjeestay Qodob ka mid ah Qodobadii ay ku soo heshiiyeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

Xildhibaannada Baarlamaanka oo ka soo horjeestay Qodob ka mid ah Qodobadii ay ku soo heshiiyeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

SEP 11, 2008

Khamiis, September 11, 2008(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Xaruntooda KMG ah ee ADC-da ayaa waxay ka soo horje...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Degmada Shibis oo la toogtay

Guddoomiyihii Degmada Shibis oo la toogtay

SEP 11, 2008

Khamiis, September 11, 2008(HOL): Waxaa gudaha xarunta Degmada Shibis lagu toogtay Guddoomiyihii Degmadaas oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Filfi...

Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

SEP 11, 2008

Khamiis, September 11, 2008(HOL): Qarax sababay dhaawac 10 ruux ka badan ayaa maanta wuxuu ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay, i...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaalada Qoysas ka soo barakacay dhulka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo ku sugan Gobalka Hiiraan?

Waa sidee Xaalada Qoysas ka soo barakacay dhulka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo ku sugan Gobalka Hiiraan?

SEP 11, 2008

Khamiis, September 11, 2008(HOL): Marka la eego Xaalada Nolosha Qoysaska barakacay ee ku nool qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan waa kuwo sii kala daran,...

Warkii oo dhan »