Wararka Maanta
Nabadoonnada Gobolka Bari oo dadaal ugu jira dhamaynta khilaaf soo kala dhaxgalay Maamulka Bari iyo kan degmada Boosaaso
Khamiis, September 11, 2008(HOL): Nabadoonada Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in dadaal ballaaran ay ugu jiraan sidii ay u dhamayn laha...
Warkii oo dhan »
DHAGAX-TUUR: “Haddii aan ku guuleysto Doorashada Guddoomiyenimada Maamulka G/Banaadir muddo todobaad ah ayaan Muqdisho dib ugu soo celin doonaa dadkii ka barakacay”
Maxamed Cusmaan Cali Dhagax-tuur Arbaco, September 10, 2008(HOL): Maxamed Cusmaan Cali Dhagax-tuur oo ka mid ah musharixiinta u taagan Xilka Gud...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Kenya oo ugu baaqay Beesha Caalamka in aysan ka jeesan Soomaaliya
Madaxweynaha Kenya-Mwai Kibaki Arbaco, September 10, 2008(HOL): Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa wuxuu ugu baaqay Beesha Caalamka in aysan ka...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee jooga Buundada-Liiqliiqato ee Magaalada Beledweyne oo bilaabay baaritaano lagu sameenayo Gaadiidka
Arbaco, September 10, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiya ee farsiinkoodu yahay Buundada-Liiqliiqato ee Galbeedka Magaalada Beledweyne ayaa saacado kooban x...
Warkii oo dhan »
Hooyo Umul ah oo ku dhex gubatay Guri Dab qabsaday oo ku yaala Magaalada Hargeysa
Arbaco, September 10, 2008(HOL): Hooyo Umul ah ayaa Waaxda biddix ka huruushowday ama ka gubatay, ka dib markii guri ay deganayd oo Sandaqad ah xalay ...
Warkii oo dhan »
Labo Ruux oo ku dhaawacantay Gaari lagu dhacay Duleedka Magaalada Qardho ee Gobolka Kar Kaar
Arbaco, September 10, 2008(HOL): Labo ruux ayaa ku dhaawacantay Gaari Nooca Caga badanta ah oo lagu rasaaseeyay Meel 18 Km dhanka Bari ka xigta Magaal...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo sheegay in aysan saameyneynin shuruudo lagu xiray musharixiinta dooneysa in ay qabtaan Xilka Guddoomiyenimada Gobolka Banaadir
Arbaco, September 10, 2008(HOL): Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa shaaca ka qaaday in uu...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Cusmaan Maye oo Baydhabo lagu aasay
Arbaco, September 10, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in saaka magaalada...
Warkii oo dhan »
Falal amni xumo ah oo ku soo badanaya Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland
Arbaco, September 10, 2008(HOL): Magaalada Garowe oo ah caasimadda DGPL ayaa habeennadii la soo dhaafay waxaa ku soo kordhayay falal amniga wax u dhim...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Cismaan Maye oo lagu dilay magaalada Baydhabo
Hiiraan Online Talaado, September 09, 2008(HOL) - Xildhibaan Maxmed Cismaan Maye ayaa waqtiga afurka ka dib toogasho lagu dilay magaalada...
Warkii oo dhan »