Wararka Maanta
Xero ay ku jiraan dad ka barakacay magaalada Muqdisho oo xalay Bambo gacmeed lagu weeraray
Isniin, September 08, 2008(HOL): Xero ay ku nool yihiin Dad ka barakacay magaalada Muqdisho oo ku taala Deegaanka Carbiska ee Degmada Af-gooye ayaa ha...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa oo sheegay iin Baadhitaan lagu wado Musuq-maasuq Hantiyeed oo la soo deristay Jaamacadda
Isniin, September 08, 2008(HOL): Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Cabdi Haybe Cilmi ayaa beeniyay Warar sheegaya in Guddoomiye-xigeenka Jaamacadda Har...
Warkii oo dhan »
14 Burcad Badeed Soomaali ah oo gacanta lagu dhigay
Axad, September 07, 2008(HOL): Markab dagaal oo aan la aqoonin cidda leh ayaa Ciidamo saaran waxay Xeebaha Soomaaliya ka qabteen 14 Burcad Badeed Soom...
Warkii oo dhan »
Dagaallo xalay ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo
Axad, September 07, 2008(HOL): Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ee Gobollada Banaadir iyo Bay ee Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ka...
Warkii oo dhan »
Hadal ka soo yeeray Qaramada Midoobay oo lagu tilmaamay mid shaki gelinaya Heshiiskii Jibouti
Axad, September 07, 2008(HOL): Hadal dhawaan ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ahaa in UN-ka uu ka fiirsanayo in uu Ciidamo u diro ...
Warkii oo dhan »
Muran ka dhashay Maxkamad Islaami ah oo dhawaan looga dhawaaqay Degmada Buula-burte
Axad, September 07, 2008(HOL): Dhawaan ayay aheyd markiii Degmadda Buula-burte ee Gobalka Hiiraan lagaga dhawaaqay Maxkamad Islaami taasoo noqoneysa t...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsanaa Dowladda Federaalka iyo Askari Itoobiyaan ah oo isu dhiibay Maxkamadaha Islaamka
Axad, September 07, 2008(HOL): Ciidamo ka soo goostay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Askari Itoobiyaan ah ayaa waxay isu soo dhiibeen Midowga Maxk...
Warkii oo dhan »
Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Norway oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Qoysas ku dhibaateysan Beledweyne
Axad, September 07, 2008(HOL): Dhibaatada xiligan heysata Qoysas badan oo Soomaaliyeed ma yara gaar ahaan marka la eego kuwa ay ku adkaatay maar...
Warkii oo dhan »
Magaalada Kismaayo oo Maamul loo sameeyay
Sabti, September 06, 2008(HOL): Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa loo sameeyay maamul Islaami ah, kaasi oo dadka ku ...
Warkii oo dhan »
Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Fagax ee Magaalada Muqdisho
Sabti, September 06, 2008(HOL): Qarax aan ilaa iyo haatan la caddeynin wixii uu ka dhashay ayaa wuxuu maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Faragx...
Warkii oo dhan »