Wararka Maanta
Xaaladda Bani'aadanimo tii ugu darneyd oo ka taagan Tuulada Hiiraan oo ka tirsan Degmada Beledweyne
Sabti, September 06, 2008(HOL): Runtii waa wax laga naxo marka aad u fiirsato nolasha Qoysas badan oo ku dhaqan Tuulada Hiiraan oo qiyaastii 12-km u j...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Wanla-weyn
Sabti, September 06, 2008(HOL): Xoogagga Ururka Al-Shabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta Degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeelada Hoose oo dhawaana...
Warkii oo dhan »
Hay’adda Amnesty International oo ku baaqay in la sii daayo Dad ay Kooxo Burcad Badeed ah ku heystaan Xeebaha Soomaaliya
Sabti, September 06, 2008(HOL): Hay’adda Amnesty International ee u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa waxay ku baaqday in la sii daayo dad ay kooxo Burca...
Warkii oo dhan »
Meydadka Dad Rayid ah oo laga helay Deegaannadii ay Shalay Dagaallada ka dhaceen ee Degmada Berdaale
Sabti, September 06, 2008(HOL): Meydadka ku dhawaad 10 Ruux oo rayid ah ayaa laga helay Deegaannadii ay shalay dagaallada ka dhaceen ee Degmada Berdaa...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo Guddi u saaray la kulanka kooxo Burcad Badeed ah oo ku sugan Degmada Ayl
Jimco, September 05, 2008(HOL): Maamulka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa dadaal balaaran ugu jira sidii uu kalamo ula qaadan lahaa kooxo Burcad ...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Degmada Berdaale ee Gobolka Bay
Jimco, September 05, 2008(HOL): Meel labo 2km Dhanka Galbeed kaga toosan Degmada Berdaale ee Gobolka Bay ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray C...
Warkii oo dhan »
8 Ruux oo ku dhintay Roob 24 Saacadood ka badan ka da’ayay Magaalada Muqdisho
Jimco, September 05, 2008(HOL): Inta la xaqiijiyay 8 ruux oo Caruur iyo Dad waa weyn isugu jiray ayaa geeriyoodeen kadib markii ay dadkaasi qaarkood k...
Warkii oo dhan »
Roobab lagu diirsaday oo ka da'ay qeybo ka mid ah G/Hiiraan
Jimco, September 05, 2008(HOL): Iyadoo bilihii aynu soo dhaafnay dadka ku dhaqan qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan ay ka cabanayeen Abaaro la sheegay in...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Xabsiga laga soo daayay
Jimco, September 05, 2008(HOL): Guddoomiye-ku xigeenkii hore ee Komishanka doorashooyinka Xirsi Cali Xasan ayaa in ka badan soddon maalmood oo xadhig ...
Warkii oo dhan »
Magaalooyinka Rustanburg iyo East Londan oo ka wada tirsan Dalka South Africa oo Dil iyo Dhaawac loogu geystay Dad Soomaali ah
Jimco, September 05, 2008(HOL): Wax yar ka hor xiliga Afurka ayay weerar ku soo qaadeen Burcad Hubeysan oo South African ah Dukaan ku yaalay Tuu...
Warkii oo dhan »