Wararka Maanta
Magaalada Kismaayo oo Xalay Bandow ku jirtay
Talaado, September 09, 2008(HOL): Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku jirtay bandow uu ku soo ...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in xalka Soomaaliya aanu jirin in xoog la adeegsado
Talaado, September 09, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo isagoo howlo shaqo u jooga Magaala...
Warkii oo dhan »
Dadka ku dhaqan Degmada Berdaale oo cabsi aawgeed uga barakacay guryahooda
Talaado, September 09, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Berdaale ee Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in dadkii ku dhaqnaa Degmadaas ay ka ...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Jabhatul Islaamiyah oo sheegtay dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir
Talaado, September 09, 2008(HOL): Afhayeen u hadlay Xoogagga Jabhatul Islaamiyah oo ka mid ah Xoogagga ka soo horjeeda Dowladda Federaalka iyo joogita...
Warkii oo dhan »
Maxkamadda Berbera oo Xukun ku ridday Rag loo qab-qabtay fal Burcad-Badeednimo
Talaado, September 09, 2008(HOL): Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa Xadhig 15 sanno ah ku xukuntay 8 Nin oo ku eedaysnaa inay abaabulayeen fal Budhcad-ba...
Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad Badeed ah oo Lacag madax-furasho ah weydiistay Dowladda Masar
Talaado, September 09, 2008(HOL): Kooxo Burcad Badeed ah oo afduub u haysta Markab laga leeyahay dalka Masar ayaa dalbaday lacag Madax furasho oo aan ...
Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo ku dhexmaray Magaalada Beledweyne Ciidamada Itoobiya iyo Xoogagga ka soo horjeeda
Isniin, September 08, 2008(HOL): Saakay Waaberigii hore ayaa kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Itoobiya waxaa ay weerar culus ku qaadeen f...
Warkii oo dhan »
Kooxihii Af-duubtay Wariyayayaashii Ajnabiga iyo Soomaalida isugu jiray oo lacag madax-furasho ah dalbaday
Isniin, September 08, 2008(HOL): Af-duubayaashii qafaashay Amanda Lindhout oo Canada u dhalatay, Nigel Brennan oo Australia u dhashay iyo C/fataax Max...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo labo Macallin ku dilay Deegaanka Raadeerka ee Degmada Dayniile
Isniin, September 08, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay deegaanka Raadeerka ee Degmada Dayniile ay ku d...
Warkii oo dhan »
Taliska Hogaanka ka-hortagga Dembiyada oo sheegay in ay wax ka qabanayaan dhibaatooyin laga sheeganayo Ciidamada Dowladda Federaalka
Isniin, September 08, 2008(HOL): Taliska Hoggaanka hortagga Dembiyada ee Dowladda Federaalka ayaa shaaca ka qaaday in uu wax ka qabanayo dhibaatooyin ...
Warkii oo dhan »