Wararka Maanta
Wada hadallo lagu sii deynayo Wariyayaashii Ajnabiga iyo Soomaalida isugu jiray oo socda
Arbaco, September 03, 2008(HOL): Jariidada Toronto Star ayaa shaacisay in ay socdaan wada hadallo lagu sii deynayo Wariyayaal Canada, Somalia iyo Aust...
Warkii oo dhan »
In ka badan 284 Ardey oo Waxbarasho ku baxeysa Luuqadaha Carabiga iyo Ingariiska ka bilawday Dugsi cusub oo laga hergaliyay Tuulada Moqokori ee G/Hiiraan
Arbaco, September 03, 2008(HOL): Inkastoo ay wali xiran yihiin Dugsiyadii Waxbarashada Magaalada Beledweyne sababo dhinaca Amaanka ah, ayaa dhinac kal...
Warkii oo dhan »
Burcad Badeed Soomaali ah oo dalbaday in la siiyo 8.2 Milyan Dollar si ay u sii daayaan Maraakiib ay heystaan
Talaado, September 02, 2008(HOL): Burcad Badeed Soomaali ah oo Maraakiib ku heysta Deegaanka Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa waxay dalbadeen in la si...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay gacanta ku dhigi doonto Magaalada Kismaayo
Wasiirka Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/risaaq Ashkir Talaado, September 02, 2008(HOL): Wasiirka Dib u heshiisiinta Xukuu...
Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in Shiikh Shariif uu Amiirkooda yahay balse ay uga soo horjeedaan Wada Hadallada Jibouti
Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysiga Dib u xoreynta Shiikh Yuusuf Indha Cadde Talaado, September 02, 2008(HOL): Xoghayaha Gaas...
Warkii oo dhan »
Wariye Malaysian ah oo sheegay in nolosha qofka bani’aadamka ah ay qiimo yar ka leedahay Soomaaliya
Wariye Sufi YusoffTalaado, September 02, 2008(HOL): Wariye u dhashay Dalka Malaysia oo Soomaaliya tegay sanadkii 1993-kii ayaa wuxuu ka hadlay A...
Warkii oo dhan »
Niman lagu tuhmay Budhcad-Badeed oo lagu xidhay Magaalada Berbera
Talaado, September 02, 2008(HOL): Ciidamada Booliska magaalada Berbera ayaa xidhay Shan Nin oo looga shikiyay sida la sheegay inay hawlo budhcad-badee...
Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Wadada u dhaxeysa KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Talaado, September 02, 2008(HOL): Qarax loo adeegsaday Miinada Dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago ayaa saaka wuxuu ka dhacay inta u dhaxeysa Is...
Warkii oo dhan »
Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda Somaliland oo Hargeysa yimid, kana hadlay Dayntii loogu qabsaday Addis-Ababa
Talaado, September 02, 2008(HOL): "10:00-kii maanta (shalay) ayaan Hargeysa soo galay, maan soo raacin Diyaarad ee Addis-Ababa ilaa Hargeysa dhulkaan ...
Warkii oo dhan »
Kulan ballaaran oo ay yeesheen Jaalayadda Reer Hiiraan ee Dalka Switzerland oo looga hadlay xaaladda adag ee uu marayo Gobalka Hiiraan
Isniin, 1, 9, 2008 (HOL) Kulan ay ka soo qeyb-galeen in ka badan 250 xubnood oo ka tirsan Jaalayadda reer Hiiraan ee Dalka Switzerland ayaa si q...
Warkii oo dhan »