Wararka Maanta

Dagaalka Hawada ee u dhaxeeya Idaacadaha Muqdisho

Dagaalka Hawada ee u dhaxeeya Idaacadaha Muqdisho

SEP 01, 2008

Isniin, September 01, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay burburtay Dowladdii hore ...

Warkii oo dhan »
Magaalooyin ka tirsan Puntland oo aan maanta laga soomin

Magaalooyin ka tirsan Puntland oo aan maanta laga soomin

SEP 01, 2008

Isniin, September 01, 2008(HOL):  Iyadoo maanta qeybo fara badan oo ka mid ah dunida Muslimka si isku mid  ah looga soomay yaa hadana waxaan...

Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho

Dagaal saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho

SEP 01, 2008

Isniin, September 01, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, gaar ahaan xaafado ku teedsan Wadada Warshadaha ayaa saaka waxaa k...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo maanta laga wada sooman yahay

Muqdisho oo maanta laga wada sooman yahay

SEP 01, 2008

Isniin, September 01, 2008(HOL): Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay gudanayaan waajibaadka Bisha Barakeysan ee Radamaan, iyadoo aane...

Warkii oo dhan »
AADAN GARAASO : “Ma dhahayo Ciidamada Itoobiya xiligan waa ay ka baxayaan Magaalada Beledweyne laakiin waxeynu xoogga saari doonnaa sidii loo baneyn lahaa goobaha lagu cibaadeysto”

AADAN GARAASO : “Ma dhahayo Ciidamada Itoobiya xiligan waa ay ka baxayaan Magaalada Beledweyne laakiin waxeynu xoogga saari doonnaa sidii loo baneyn lahaa goobaha lagu cibaadeysto”

SEP 01, 2008

Isniin, September 01, 2008(HOL): Duqa Magaalada Beledweyne Aadan Cabdi Ciise (Garaaso) oo ka war bixinayay Xaaladfa Nabad-galyo ee Magaalada Beledweyn...

Warkii oo dhan »
Ma dhabbaa in Carruur lagu xaday Magaalada Laascaanood?

Ma dhabbaa in Carruur lagu xaday Magaalada Laascaanood?

SEP 01, 2008

Isniin, September 01, 2008(HOL): Guddoomiyaha Komishanka Xuquuqda Aadamaha Somaliland  Axmed Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in uu saluugsan yahay qaa...

Warkii oo dhan »
Dilka Dadka rayidka ah oo ku soo badanaya Gaalkacyo

Dilka Dadka rayidka ah oo ku soo badanaya Gaalkacyo

SEP 01, 2008

Isniin, September 01, 2008(HOL): Dilka Dadka Rayidka ah ayaa waqtiyadan danbe Caadi ka noqday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, iyadoo Mag...

Warkii oo dhan »
Acmaasha tan ugu khayrka badan Ramaanka Dhexdiisa

Acmaasha tan ugu khayrka badan Ramaanka Dhexdiisa

SEP 01, 2008

Isniin, September 01, 2008(HOL): Mahad dhamaanteed waxaa iska leh rabbi SWT nabad galyo iyo naxariinsna nabigeena suuban korkiisa allaah hayeelo, Inta...

Warkii oo dhan »
SHIIKH DAAHIR CADDOW: “Annaga ma taageersanin Shariif Shariif iyo Shiikh Xasan Daahir, waxaan taageersannahay Kitaabka Alle iyo Sunnada Rasuulka meeshii ay na mariyaan ayaana mareynaa”

SHIIKH DAAHIR CADDOW: “Annaga ma taageersanin Shariif Shariif iyo Shiikh Xasan Daahir, waxaan taageersannahay Kitaabka Alle iyo Sunnada Rasuulka meeshii ay na mariyaan ayaana mareynaa”

AUG 31, 2008

Axad, August 31, 2008(HOL): Shiikh Daahir Caddow Calasow oo ka mid ah Saraakiisha Maxkamadaha Islaamka ee ku sugan Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa shir ...

Warkii oo dhan »
Xoogag ka wada tirsan Maxkamadaha Islaamka oo isku rasaaseeyay gudaha Magaalada Jowhar

Xoogag ka wada tirsan Maxkamadaha Islaamka oo isku rasaaseeyay gudaha Magaalada Jowhar

AUG 31, 2008

Axad, August 31, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in saaka ay gudah...

Warkii oo dhan »