Wararka Maanta

Kulamo lagu qaboojinayo Xasaradda ka dhex oogantay Dowladda Federaalka oo Baydhabo ka socda

Kulamo lagu qaboojinayo Xasaradda ka dhex oogantay Dowladda Federaalka oo Baydhabo ka socda

AUG 29, 2008

Jimco, August 29, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas ka socdaan ku...

Warkii oo dhan »
Rasaas ay fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo sababtay dhimasho iyo dhaawac Dad Rayid ah soo gaartay

Rasaas ay fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo sababtay dhimasho iyo dhaawac Dad Rayid ah soo gaartay

AUG 29, 2008

Jimco, August 29, 2008(HOL): Shan Ruux ayaa geeriyootay Shan Ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay rasaas huwiyeen Ciidamo ka amar qa...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in bisha Ramadaan ay sii socon doonaan Dagaallada ay kula jiraan Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka

Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in bisha Ramadaan ay sii socon doonaan Dagaallada ay kula jiraan Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka

AUG 29, 2008

Jimco, August 29, 2008(HOL): Sarkaal u hadlay Maxkamadaha Islaamka ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in ay bisha Ramadaan  sii wadi doonaan dagaallada ...

Warkii oo dhan »
Masjidka Shiikh Cali Suufi oo 11 bilood kadib markii ugu horeysay maanta lagu tukaday Salaaddii Jimcaha

Masjidka Shiikh Cali Suufi oo 11 bilood kadib markii ugu horeysay maanta lagu tukaday Salaaddii Jimcaha

AUG 29, 2008

Jimco, August 29, 2008(HOL): 11 bilood kadib ayaa waxaa suurtagashay in maanta si rasmi ah loo furo Masjidka Shiikh Cali Suufi ee ku yaala Isgoyska Ka...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo ku baaqay in loo gurmado Dad dhaawacyo qaba oo ku jira Isbitaallada Muqdisho

Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo ku baaqay in loo gurmado Dad dhaawacyo qaba oo ku jira Isbitaallada Muqdisho

AUG 29, 2008

Jimco, August 29, 2008(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa wuxuu ku baaqay in gurmad deg deg ah lala...

Warkii oo dhan »
Markab Muddo 8 Bilood ah af-duub loogu haystay Xeebaha Puntland oo la sii daayay

Markab Muddo 8 Bilood ah af-duub loogu haystay Xeebaha Puntland oo la sii daayay

AUG 28, 2008

Khamiis, August 28, 2008(HOL): Markab laga leeyahay Dalka Cumaan oo muddo sideed bilood ah af-duub loogu haystay xeebaha Degmada Ayl ee Maamulka Puntl...

Warkii oo dhan »
Kulamo lagu dhexdhexaadinayo labada Garab ee uu u kala jabay Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo ka bilaabmay Burco

Kulamo lagu dhexdhexaadinayo labada Garab ee uu u kala jabay Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo ka bilaabmay Burco

AUG 28, 2008

Khamiis, August 28, 2008(HOL): Kulan gar-naqsiya oo ay isku soo hor-fadhiisteen labada dhinac ee ku kala baxay gunaanadkii shirka golaha dhexe ee Xisb...

Warkii oo dhan »
Muwaadiniin Soomaliyeed oo Dil iyo Dhawaac  loogu geystay  Dalka South Africa

Muwaadiniin Soomaliyeed oo Dil iyo Dhawaac loogu geystay Dalka South Africa

AUG 28, 2008

Khamiis, August 28, 2008(HOL): Fiidnimadii Xalay ayaa waxaa soo weeraray Dukaan ku yaalay Tuulo ku dhaw Magaalada Rustenburg ee Gobolka Waqooyi Galbee...

Warkii oo dhan »
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo si fowdo ah ku dhegeystay khudbooyin ay u jeediyeen madaxda sare ee Dowladda

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo si fowdo ah ku dhegeystay khudbooyin ay u jeediyeen madaxda sare ee Dowladda

AUG 28, 2008

Madaxda sare ee Dowladda oo saxiixaya Heshiiskii ay gaareenKhamiis, August 28, 2008(HOL): Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku...

Warkii oo dhan »
Madaxii Xafiiska Muqdisho ee Hay’adda UNHCR oo la sii daayay kadib Af-duub muddo labo bilood ah lagu heystay

Madaxii Xafiiska Muqdisho ee Hay’adda UNHCR oo la sii daayay kadib Af-duub muddo labo bilood ah lagu heystay

AUG 28, 2008

Khamiis, August 28, 2008(HOL): Waxaa xoriyaddiisii dib u helay oo la sii daayay Madaxa Xafiiska Muqdisho ee Hay’adda  UNHCR Xasan Maxamed Cali ...

Warkii oo dhan »