Wararka Maanta
Kun iyo Boqol Tahriibayaal Soomaali ah oo 48 saacadood gudahood ku tegay Dalka Yemen
Axad, August 31, 2008(HOL): Dadkii ugu badnaa oo Tahriibayaal Soomaali ah ayaa muddo 48 saacadood gudahood ah waxay ku gaareen Dalka Yemen oo dhawaana...
Warkii oo dhan »
Dad lagu dilay Degmada Wanla-weyn
Axad, August 31, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in xalay gudaha degmadaas lag...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka soo horjeestay in Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir lagu qeybsado 4.5
Axad, August 31, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wuxuu ka soo horjeestay hadal uu shalay sii daayeen Garaad Cabdullaahi M...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo lagu weeraray gudaha Magaalada Baydhabo
Axad, August 31, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa saaka waxay weerar ku qaadeen fariisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ay ku leeyihiin Ma...
Warkii oo dhan »
Sarkaal u shaqeynayay Hay’adda WFP oo lagu dhaawacay gudaha Degmada Marka
Sabti, August 30, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Marka ee xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in caawa fiidkii de...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Magaalada Muqdisho
Sabti, August 30, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta wuxuu ka dhacay Xaafadda Fagax ee Magaala...
Warkii oo dhan »
Shan Ruux oo lagu dilay Xaafadda Suuq Bacaad ee Magaalada Muqdisho
Sabti, August 30, 2008(HOL): Shan Ruux oo seddex ka mid ah ay ka tirsanaayeen Shirkadda Ganacsiga Wiif ayaa waxaa maanta lagu dilay Suuqa Bacaad oo ah...
Warkii oo dhan »
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhaweeyay heshiiskii ay gaareen Madaxda sare ee Dowladda Federaalka
Sabti, August 30, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah ayaa si diiran...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira wararka sheegaya in Saraakiisha Itoobiyaaku sheegeen in ay ka baxayaan Magaalada Beledweyne?
Sabti, August 30, 2008(HOL): Kadib kulamo is daba joog ah oo maalmihii aynu soo dhaafanay ay la haayeen Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan iyo Saraaki...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Barre Hiiraale oo sheegay in dib ugu noqonayo Magaalada Kismaayo
Jimco, August 29, 2008(HOL): Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo dhawaan isaga iyo maamul ka talinayay Magaalada Kismaayo laga saaray magaaladaas...
Warkii oo dhan »