Wararka Maanta
Tahriibayaal ay Dad Soomaali ah ku jireen oo ku dhintay Badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga
Khamiis, August 28, 2008(HOL): Muhaajiriin Afrikaan ah oo ay ku jireen kuwo Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen Badda Mediterenian-k...
Warkii oo dhan »
Caruur ka tirsan Qoysaskii ku barakacay Degmadda Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan oo Nafaqo daro u geeriyootay
Khamiis, August 28, 2008(HOL): Wararka laga helayo Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in labadii todobaad ee la soo dhaafay in ka badan...
Warkii oo dhan »
Wareysi: Amin Muuse Cadde
Amin Muuse Cadde oo ah agaasimaha qaybta daqliga ee dekadda ayaa warbixin ka bixisay dhibaato ay kala kulantay ciidamada Itoobiya oo si sharci da...
Warkii oo dhan »
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Baydhabo dib ugu laabtay
Arbaco, August 27, 2008(HOL): Waxaa maanta dib ugu laabtay Dalka Soomaaliya Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee kala ah C/llaahi Yuusuf ...
Warkii oo dhan »
Afara ruux oo ku dhaawacantay Qarax ka dhacay Qardho
Arbaco, August 27, 2008(HOL): Waxaa laga soo deyrinayaa xaaladda caafimaad afar ruux oo shalay gelinkii dambe ku dhaawacantay Qarax aad u xoog b...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeeshay Arrimaha Soomaaliya
Arbaco, August 27, 2008(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay mar kale kulan ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Siyaa...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo soo dhaweeyay in Gobolka Banaadir loo soo sameeyay maamul ay Dadka soo doortaan
Arbaco, August 27, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee aan weli xilka wareejin Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa wuxuu soo dhaw...
Warkii oo dhan »
Weerar Bambaano oo xalay lagu qaaday guri uu Baydhabo ka degan yahay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo dhimasho iyo dhaawac sababay
Arbaco, August 27, 2008(HOL): Habeenkii labaad ayaa waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ka dhacay weerar lagu qaaday guri uu degan y...
Warkii oo dhan »
Sarkaal Itoobiyaan ah oo shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha Waaxda Dakhliyada kala duwan ee Maamulka Gobolka Banaadir
Arbaco, August 27, 2008(HOL): Sarkaalka hoggaamiya Ciidamada Lugta Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya Jen.Johans ayaa wuxuu shaqadii ka joojiyay Agaasima...
Warkii oo dhan »
Wariyayaashii Ajnabiga iyo Soomaalida ahaa ee la af-duubtay oo la sheegay in aysan wax dhibaato ah qabin
Arbaco, August 27, 2008(HOL): Urur u dooda xuquuqda Suxufiyiinta ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in aysan wax dhibaato ah qabin Wariyayaashii Ajnabi...
Warkii oo dhan »