Wararka Maanta

Maamulka KMG ah ee G/Banaadir oo codsaday in si shuruud la’aan ah loo sii daayo Wariyayaal Ajnabi iyo Soomaali isugu jira oo dhawaan la af-duubtay

Maamulka KMG ah ee G/Banaadir oo codsaday in si shuruud la’aan ah loo sii daayo Wariyayaal Ajnabi iyo Soomaali isugu jira oo dhawaan la af-duubtay

AUG 25, 2008

Isniin, August 25, 2008(HOL): Maamulka KMG ah ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu ka codsaday kooxaha af-duubka ku heysta Wariyayaal Ajabi iyo Soomaali isu...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka socda Dowladda Canada oo bilaabay in ay galbiyaan Maraakiibta WFP ee ku socota Soomaaliya

Ciidamo ka socda Dowladda Canada oo bilaabay in ay galbiyaan Maraakiibta WFP ee ku socota Soomaaliya

AUG 25, 2008

Isniin, August 25, 2008(HOL): Ciidamo ka socda Dowlada Canada oo wata Markab Dagaal ayaa waxay bilaabeen in ay soo galbiyaan Maraakiibta u raran Hay�...

Warkii oo dhan »
Dowladda Australia oo Diblumaasiyiin iyo Saraakiil Boolis ah u dirtay Afrika si ay gacan uga geystaan sii deynta Wariye looga heysto Soomaaliya

Dowladda Australia oo Diblumaasiyiin iyo Saraakiil Boolis ah u dirtay Afrika si ay gacan uga geystaan sii deynta Wariye looga heysto Soomaaliya

AUG 25, 2008

Isniin, August 25, 2008(HOL):  Dowladda Australia ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay Qaaradda Afrika u direyso Diblumaasiyiin iyo Saraakiil Boolis...

Warkii oo dhan »
Eeyo ku sugan Xaafadihii laga barakacay ee Magaalada Muqdisho oo bilaabay in ay dadka cunaan

Eeyo ku sugan Xaafadihii laga barakacay ee Magaalada Muqdisho oo bilaabay in ay dadka cunaan

AUG 25, 2008

Isniin, August 25, 2008(HOL): Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir oo inta badan dadkii deganaa ay horay uga barakaceen ayaa waxaa qaarkood ...

Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad Badeed ah oo Markab laga leeyahay Dalka Garmalka la soo aaday Xeebaha Degmada Ayl ee Maamulka Puntland

Kooxo Burcad Badeed ah oo Markab laga leeyahay Dalka Garmalka la soo aaday Xeebaha Degmada Ayl ee Maamulka Puntland

AUG 25, 2008

Isniin, August 25, 2008(HOL): Kooxo Burcad Badeed ah ayaa maanta la soo aaday Markab laga leeyahay dalka Jarmalka xeebaha Degmada Ayl, kaasi oo maalin...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay duleedka Magaalada Beledweyne oo gaari ay la socdeen kala haray dhalinyaro ay uga shakiyen in ay ka tirsan yihiin Kooxaha ka soo horjeeda.

Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay duleedka Magaalada Beledweyne oo gaari ay la socdeen kala haray dhalinyaro ay uga shakiyen in ay ka tirsan yihiin Kooxaha ka soo horjeeda.

AUG 25, 2008

Isniin, August 25, 2008(HOL): Sida HOL ay u xaqiijeen Ilo Xog-ogaal ah Ciidamada Itoobiya ee fadhigooda yahay duleedka bari ee Magaalada Beledweyne ga...

Warkii oo dhan »
Xaflad qalin jebin ah oo loo qabtay arday dhameysatay waxbarashada Xisaabaadka iyo cabirka oo ka dhacday Hotelka Naasahablood ee magaalada Muqdisho

Xaflad qalin jebin ah oo loo qabtay arday dhameysatay waxbarashada Xisaabaadka iyo cabirka oo ka dhacday Hotelka Naasahablood ee magaalada Muqdisho

AUG 25, 2008

Isniin, August 25, 2008(HOL): Xaflad ballaaran oo si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusayay munaasabad qalin jebin ah oo loo dhigay arday soo dhame...

Warkii oo dhan »
Gabdhahii K/kolayga Qaranka iyo Kooxaha Soomaaliya oo London Casho sharaf ugu sameeyay Wiilashii hore  ee K/Kolayga Soomaaliya iyo macalimiintooda

Gabdhahii K/kolayga Qaranka iyo Kooxaha Soomaaliya oo London Casho sharaf ugu sameeyay Wiilashii hore ee K/Kolayga Soomaaliya iyo macalimiintooda

AUG 24, 2008

Axad, August 24, 2008(HOL): Waxaa xalayto oo ay taariikhdu ahayd 20 AUG 08 lagu qabtey Yasmin Restaurant oo ku yaal  Galbeedka London, xaflad cas...

Warkii oo dhan »
Olole lagu furayo Waddooyin cusub oo ka bilawaday degmada Gal-Dogob ee Gobolka Mudug

Olole lagu furayo Waddooyin cusub oo ka bilawaday degmada Gal-Dogob ee Gobolka Mudug

AUG 24, 2008

Axad, August 24, 2008(HOL): Waxaa Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug laga bilaabay Olole aad u balaaran kaasi oo lagu farayo waddooyin dhawr ah, kuwaas...

Warkii oo dhan »
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo la sheegay in ay isaga soo dhawaadeen khilaafkii u dhaxeeyay

Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo la sheegay in ay isaga soo dhawaadeen khilaafkii u dhaxeeyay

AUG 24, 2008

Axad, August 24, 2008(HOL):  Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee Xarunta u ah Dalka Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in ay isu soo dh...

Warkii oo dhan »