Wararka Maanta

Xildhibaan Barre Hiiraale oo ugu dambeyntii gaaray Gobolka Gedo kadib seddex dagaal oo ku qabsaday inta u dhaxeysa Gobollada Gedo iyo Jubbada Hoose

Xildhibaan Barre Hiiraale oo ugu dambeyntii gaaray Gobolka Gedo kadib seddex dagaal oo ku qabsaday inta u dhaxeysa Gobollada Gedo iyo Jubbada Hoose

AUG 24, 2008

Axad, August 24, 2008(HOL):  Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo la socdaan xubno ka tirsan Maamulkii gacanta ku hayay Magaalada Kismaayo ay...

Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Beesha Sade ugu jira Dowladda Federaalka oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kismaayo

Xildhibaannada Beesha Sade ugu jira Dowladda Federaalka oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kismaayo

AUG 24, 2008

Axad, August 24, 2008(HOL): Xildhibaannada Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu jira Beesha Sade ayaa waxay shalay shir jaraa’id ku qabteen Magaalada ...

Warkii oo dhan »
Joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Magaalada Beledweyne oo saameyn muuqata ku yeeshay howlihii Waxbarasho ee G/Hiiraan

Joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Magaalada Beledweyne oo saameyn muuqata ku yeeshay howlihii Waxbarasho ee G/Hiiraan

AUG 24, 2008

Axad, August 24, 2008(HOL): Waxaan wali toos ah u bilaaban Waxbarashadii 6 Dugsi Sare oo ku yaala Magaalada Beledweyne, kuwaas oo qorshuhu ahaa in bil...

Warkii oo dhan »
Wariyayaal Ajnabi iyo Soomaali isugu jira oo lagu qafaashay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

Wariyayaal Ajnabi iyo Soomaali isugu jira oo lagu qafaashay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

AUG 23, 2008

Sabti, August 23, 2008(HOL): Wariyayaashan oo u kala dhashay dalalka Somalia, Canada iyo Australia ayaa waxaa laga qafaashay inta u dhaxeysa Magaalooy...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo cambaareysay Dad rayid ah oo lagu dilay Dagaalladii Kismaayo ka dhacay

Qaramada Midoobay oo cambaareysay Dad rayid ah oo lagu dilay Dagaalladii Kismaayo ka dhacay

AUG 23, 2008

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-AbdallahSabti, August 23, 2008(HOL): Wakiilk...

Warkii oo dhan »
Todobaadka iyo Siyaasadda Soomaaliya

Todobaadka iyo Siyaasadda Soomaaliya

AUG 23, 2008

Todobaakan iyo Siyaasadda Soomaliya waa barnaamij ay si wadajir ah iskaga kaashadeen Radio Dalmar iyo Hiiraan Online. Waxaa todobaakan marti noogu ah ...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Kismaayo oo degan

Xaaladda Magaalada Kismaayo oo degan

AUG 23, 2008

Sabti, August 23, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in xaaladda magaa...

Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha-cadde oo sheegay in Xoogagga Al-Shabaab kaligood aysan la wareegin gacan ku heynta magaalada Kismaayo

Shiikh Yuusuf Indha-cadde oo sheegay in Xoogagga Al-Shabaab kaligood aysan la wareegin gacan ku heynta magaalada Kismaayo

AUG 23, 2008

Sabti, August 23, 2008(HOL): Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo dhinaca Gaashaandhigga u qaabilsanaa Maxkamadihii Islaamka ayaa sheegay in aa...

Warkii oo dhan »
Fariisin ay Ciidamada Dowladda Federaalka ku leeyihiin magaalada Baydhabo oo xalay la weeraray

Fariisin ay Ciidamada Dowladda Federaalka ku leeyihiin magaalada Baydhabo oo xalay la weeraray

AUG 23, 2008

Sabti, August 23, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xalay weerar lagu qaaday...

Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo seddex maalmood oo dagaal ah kadib la wareegay gacan ku heynta Magaalada Kismaayo

Xoogagga Al-Shabaab oo seddex maalmood oo dagaal ah kadib la wareegay gacan ku heynta Magaalada Kismaayo

AUG 22, 2008

Jimco, August 22, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in ay gacan ku he...

Warkii oo dhan »