Wararka Maanta
Dagaal maalintii seddexaad ka socda Magaalada Kismaayo
Jimco, August 22, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in magaaladaas uu...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dhinacyada ku dagaallamaya Magaalada Kismaayo ugu baaqay in ay dagaalka joojiyaan
Jimco, August 22, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Magaala...
Warkii oo dhan »
Ruux u dhashay Kooriyada Koonfureed oo xaaladiisa Caafimaad laga soo dayrinayo kadib markii shalay lagu dhaawacay Gorowe
Jimco, August 22, 2008(HOL): Waxaa laga soo dayrinayaa xaaladda Caafimaad Nin Ajnabi ah oo u dhashay Dalka Kuuriyada Koonfureed, kaasi oo kooxo Malees...
Warkii oo dhan »
Sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegatay aas-aaska Baarlamanka Soomaaliya oo maanta ku beegan
Jimco, August 22, 2008(HOL): Waxaa maanta ku beegan sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo sheegay in is-heysadka madaxda Dowladda Federaalka uu caqabad ku yahay nabadeynta Soomaaliya
Jimco, August 22, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mosfen oo la hadlayay Jariidada Financial Times ayaa wuxuu sheegay in muranka u...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo soo dhaweysay Heshiiskii ay dhinacyada isku haya Soomaaliya ku gaareen Dalka Jibouti
Jimco, August 22, 2008(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa waxay soo dhaweysay heshiis ay Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ay 18-kii bish...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo qaabiley Wefti ka socda Ururka Muslimiinta Britain oo Somaliland booqasho ku yimid
Jimco, August 22, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti ka socda Ururka Muslimiinta ee...
Warkii oo dhan »
Bam lagu weeraray Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay Xarunta Maamulka Gobolka ee Magaalada Beledweyne
Jimco, August 22, 2008(HOL): Waxaa mar kaliya la maqlay qarax aad u weyn oo ka dhashay Bam lagu weeraray Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay Xarunt...
Warkii oo dhan »
Axmed Siilaanyo oo ka jawaabay hadal uu sii daayay Madaxweyne Rayaale
Jimco, August 22, 2008(HOL): Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa jawaab ka bixiyay soo-jeedin Madaxweyne Rayaale kaga dalbaday Jamacaddaha dalku inaanay...
Warkii oo dhan »
Wasiir cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland
Jimco, August 22, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale ayaa shalay Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Dib-u-dejinta oo uu hore isaga ca...
Warkii oo dhan »