Wararka Maanta
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal oo sheegay in sharciga la hor keeni doono Kooxo uu ku tilmaamay in ay yihiin Qas-wadayaal
Arbaco, August 20, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ayaa sheegay in sharciga la hor keeni doono rag uu ku tilmaamay in ay yihii...
Warkii oo dhan »
Hay'addaha Samafalka iyo Ururada Bulshada Rayidka Gobalka Hiiraan oo ka deyrinaya Xaaladda Bani'aadannimo ee Dadkii Beledweyne ka barakacay
Arbaco, August 20, 2008(HOL): Wali waxaa Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah gobalka Hiiraan ka socda barakaca dadka yaridka ee ka cabsida qaba dirir...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho
Talaado, August 18, 2008(HOL): Dagaal culus oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta wuxuu ka dhacay qeybo ka mid ah Wada...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo gargaar u dalbay Dadka ku dhibaateysan gudaha Soomaaliya
Talaado, August 18, 2008(HOL): Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu dalalka deeqaha bixiya u diray baaq uu kaalmo deg deg ah ugu dalbayo Dad bada...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaaha iyo Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo cambaareeyay duqeyn maanta loo geystay Suuqa Bakaaraha
Talaado, August 18, 2008(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa wuxuu si kulul u cambaareeyay fal...
Warkii oo dhan »
Baaritaan Ciidamada Itoobiya ka wadaan qeybo ka mid ah Xaafadaha Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne
Talaado, 19, 8, 2008 (HOL): Saakay waaberigii hore ayaa lagu arkayay Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u...
Warkii oo dhan »
Hoggaamiyaha Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta ee Wada Hadallada Jibouti oo shaaciyay hadal ay si weyn ugu farxeen Dadkii Muqdisho ka barakacay
Talaado, August 19, 2008(HOL): Hoggaamiyaha Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta ee Wada hadallada Jibouti uga qeybgelaya C/raxmaan C/shakuur Warsa...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in lala xisaabtamo cid kasta oo lunsatay Hantida Qaranka
Talaado, August 19, 2008(HOL): Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan uu Baarlamaanka Soomaaliya shalay isugu yimid ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo mar kale si farsamo ah u saxiixay Heshiiskii ay Jibouti ku gaareen
Talaado, August 19, 2008(HOL): Guddiyo ay iska soo dhex doorteen Ergooyin ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya...
Warkii oo dhan »
Guddiyo Farsamo oo lagu magacaabay Wada Hadallada Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta uga socda Dalka Jibouti
Isniin, August 18, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in wada hadalladii halkaas uga socday...
Warkii oo dhan »