Wararka Maanta

Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ee ku sugan gudaha Soomaaliya oo sheegay in ay xalinayaan Khilaafka Madaxda sare ee Maxkamadaha

Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ee ku sugan gudaha Soomaaliya oo sheegay in ay xalinayaan Khilaafka Madaxda sare ee Maxkamadaha

AUG 18, 2008

Isniin, August 18, 2008(HOL): Kadib shir muddo shan maalmood ah uga socday Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamk...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo amar ku bixiyay in la furo goobaha ganacsiga Magaalada Beledweyne

Ciidamada Itoobiya oo amar ku bixiyay in la furo goobaha ganacsiga Magaalada Beledweyne

AUG 18, 2008

Isniin, August 18, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiya oo ay wehliyaan kuwa Dowladda Federaalka ayaa soo saaray amar ay ku wargalinayaan ganacsatada Magaala...

Warkii oo dhan »
Dayax-madoobaad xalay laga arkay Somaliland

Dayax-madoobaad xalay laga arkay Somaliland

AUG 17, 2008

Axad, 17 August 2008 (HOL): Qaar ka mid ah Magaalooyinka iyo Degmooyinka Somaliland ayaa xalay laga dareemay Dayax-Madoobaad, waqti saacaddu ku beegna...

Warkii oo dhan »
Agaasimihii Idaacadda Daljir ee Boosaaso oo la xiray

Agaasimihii Idaacadda Daljir ee Boosaaso oo la xiray

AUG 17, 2008

Axad, 17 August 2008 (HOL):  Ciidamo ka tirsan Booliska  Magaalada Boosaaso ayaa maanta Gelnkii danbe xabsiga u taxaabay wariye Maxamed Axme...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Saraar oo ka mid ah Gobollada Somaliland

Madaxweyne Rayaale oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Saraar oo ka mid ah Gobollada Somaliland

AUG 17, 2008

Axad, 17 August 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahn ayaa maanta Guddoomiye u magacaabay mid ka mid ah Gobollo cusub oo uu dhawaan...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Hoggaamiyayaashii ku bahoobay Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada oo Muqdisho lagu dilay

Mid ka mid ah Hoggaamiyayaashii ku bahoobay Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada oo Muqdisho lagu dilay

AUG 17, 2008

Axad, August 17, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay maanta ku toogteen Magaalada Muqdisho Ciise Cusmaan oo ka tirsanaa Hoggaamiye Kooxeedyadii ku ba...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyayaasha Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo rajo ka muujiyay Wadada Hadallada Jibouti

Hoggaamiyayaasha Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo rajo ka muujiyay Wadada Hadallada Jibouti

AUG 17, 2008

Axad, August 17, 2008(HOL): Hoggaamiyayaasha Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ee uu shirka uga socdo Dalka Jibouti ayaa w...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay Dib u heshiisiin ka dhex bilaabayaan Mudanayaasha Baarlamaanka ee is-khilaafsan

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay Dib u heshiisiin ka dhex bilaabayaan Mudanayaasha Baarlamaanka ee is-khilaafsan

AUG 17, 2008

Axad, August 17, 2008(HOL): 11 Xildhibaan oo dhawaanahan ku sugnaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa shalay waxay ku laabteen Magaalada Ba...

Warkii oo dhan »
Afhayeen u hadlay Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in Dadkii ku baaba’ay Deegaanka Carbiska ay ku dhinteen Qarax Miino

Afhayeen u hadlay Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in Dadkii ku baaba’ay Deegaanka Carbiska ay ku dhinteen Qarax Miino

AUG 17, 2008

Axad, August 17, 2008(HOL): Afhayeen u hadlay Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu beeniyay in Dad 50 ruux ka badan oo dhawa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo kulamo gooni gooni la leh Madaxda Dowladda Federaalka

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo kulamo gooni gooni la leh Madaxda Dowladda Federaalka

AUG 17, 2008

Axad, August 17, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa wuxuu Magaalada Addis Ababa kulan kula leeyahay madaxda sare ee Dowladda F...

Warkii oo dhan »