Wararka Maanta
Maamulka Puntland oo dab qabadsiiyay Lacag kale oo faalso ah oo Gaaraysa 420,000 oo Dollarka Maraykanka ah
Sabti, August 16, 2008(HOL): Inka Badan 420,000 oo dollarka Maraykanka ah ayaa dab lagu qabadsiiyay xarunta Gobolka Bari ee Magaalada Boosaaso ,...
Warkii oo dhan »
Dowladda Koofur Afrika oo ku guul dareysatay in ay xirto Xeryaha ay ku jiraan Dadkii ay saameysay dhibaatooyinkii ka dhacay Dalkaas
Sabti, August 16, 2008(HOL): Kadib markii ay racfaan ka qateen hay'ado dhowr ah oo ay ku jirto Hay' adda Xuquuqda Aadanaha u dooda ayaa di...
Warkii oo dhan »
Somaliland: Baahinta Todobaadka
Jimco, Agoost 15, 2008 (HOL) - Warbixin kooban ee wararkii Somaliland. Waxaa warbixintaan soo diyaariyey Barkhad Kaahin iyo Maxamed Ciise Ducaal...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan oo Dad ka badan 40 Ruux ku dilay Deegaanka Carbiska ee Degmada Afgooye
Jimco, August 15, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta gelinkii dambe waxay dad ka badan 40 ruux ku dileen Deegaanka Carbiska ee Degmada Afgoo...
Warkii oo dhan »
Seddexda Mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Addis Ababa u amba baxay
Jimco, August 15, 2008(HOL): Waxaa saaka ka amba baxay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iis...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan oo Dad Rayid ah ku dilay agagaarka Xeradii Asluubta
Jimco, August 15, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Xerada Ciidamadii Asluubta Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay xalay dile...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Wafdi u dirtay Wada Hadallada Jibouti
Jimco, August 15, 2008(HOL): Wafdigan oo saaka ka amba baxay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminayay Ra’iisal Was...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo dilal ka dhacay Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho
Jimco, August 15, 2008(HOL): Saaka mar ay Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho ka howlgelayeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa...
Warkii oo dhan »
Xidigihii hore ee Xulka Qaranka Kubadda Kolayga Soomaaliya oo ciyaar xiisa badan ku dhaxmartey Magaalada London
Jimco, August 15, 2008(HOL): Waxaa magaalada London ka socda tartan kubadda koleyga ay ka qayb qaadanayaan kooxo da’ yar Soomaaliyeed iyo xidigihii ...
Warkii oo dhan »
Nigeria oo todobaadyo gudahood Ciidamo u direysa Soomaaliya
Khamiis, August 14, 2008(HOL): Dowladda Nigeria ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay todobaadyo gudahood u diri doonto Soomaaliya Ciidamo tiradooda gaare...
Warkii oo dhan »