Wararka Maanta

Diyaarad ku dhacday Tuulada No. 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Diyaarad ku dhacday Tuulada No. 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose

AUG 13, 2008

Arbaco, August 13, 2008(HOL): Diyaarad yar oo nooca qaadka daabusha ahayd ayaa saaka waxay ku dhacday, kuna burburtay Tuulada No.50 ee Gobolka Shabeel...

Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlmaanka Soomaaliya oo uu saameyn ku yeeshay khilaafka soo kala dhexgalay Madaxda sare ee Dowladda

Xildhibaannada Baarlmaanka Soomaaliya oo uu saameyn ku yeeshay khilaafka soo kala dhexgalay Madaxda sare ee Dowladda

AUG 13, 2008

Xildhibaannada oo diyaarinaya Mooshinno iska soo horjeeda Arbaco, August 13, 2008(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa haatan laga ...

Warkii oo dhan »
Wasiir iska casilay Xukuumadda Somaliland iyo Madaxweyne Rayaale oo ka aqbalay

Wasiir iska casilay Xukuumadda Somaliland iyo Madaxweyne Rayaale oo ka aqbalay

AUG 13, 2008

Wasiirka is-casilay-Abshir Axmed Xasan Arbaco, August 13, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ka aqbalay Is-casilaad u...

Warkii oo dhan »
Xafiiska IOM Helsinki oo bilaabay mashruuc lagu horumarinayo Caafimaadka Somaliland - Puntland

Xafiiska IOM Helsinki oo bilaabay mashruuc lagu horumarinayo Caafimaadka Somaliland - Puntland

AUG 13, 2008

Arbaco, August 13, 2008(HOL): Dhakhaatiir, kalkaaliyaal caafimaad, maamulada caafimaadka, iyo dhamaan xirfadlayaasha kale ee ku salaysan xaga caafimaa...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay kooxo dablay ah ay ku dileen Magaalada Gaalkacyo

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay kooxo dablay ah ay ku dileen Magaalada Gaalkacyo

AUG 12, 2008

Talaado, August 12, 2008(HOL): Saddax ruux oo ku hubaysan Baastoolado iyo toorreeyo ayaa xalay fiidnimadii dil ugu gaystay Gudaha Magaalada Galkacyo g...

Warkii oo dhan »
Halkan ka daawo Sawirro kale oo ku saabsan Wafdiga Isboorti ee Soomaaliya uga qeybgelaya Ciyaaraha Olombikada Adduunka
MADAXWEYNE YUUSUF: "Aniga waa la i bedeli karaa, Maxamed Dheere-na waa la bedeli karaa laakin waa in qaab sharci ah loo maraa waayo waxaa jira Sharci dalka u yaalla oo lagu kala dambeeyo"

MADAXWEYNE YUUSUF: "Aniga waa la i bedeli karaa, Maxamed Dheere-na waa la bedeli karaa laakin waa in qaab sharci ah loo maraa waayo waxaa jira Sharci dalka u yaalla oo lagu kala dambeeyo"

AUG 12, 2008

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed Talaado, August 12, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/l...

Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo sheegay in Isboortiga uu keeni karo Nabadda iyo Is-dhexgalka Bulshada

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo sheegay in Isboortiga uu keeni karo Nabadda iyo Is-dhexgalka Bulshada

AUG 12, 2008

Duran Faarax oo Calanka Soomaaliya la maraya Xafladdii Furitaanka Ciyaaraha Olombikada AdduunkaTalaado, August 12, 2008(HOL): Mas'uul sare oo ka...

Warkii oo dhan »
Urur Nabadda ka shaqeyn doona oo loogu magac-daray Cali Iimaan Sharma-arke

Urur Nabadda ka shaqeyn doona oo loogu magac-daray Cali Iimaan Sharma-arke

AUG 12, 2008

Talaado, August 12, 2008(HOL): Shalay oo ay taariikhda ku beegneyd 11-ka Agoosto 2008 waxay ku beegneyd sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegatay mar...

Warkii oo dhan »
Qarax iyo Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax iyo Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

AUG 12, 2008

Talaado, August 12, 2008(HOL): Qarax loo adeegsaday Miinada Dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago ayaa saaka wuxuu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoy...

Warkii oo dhan »