Wararka Maanta

Ururka Daljirre ee fadhigiisu yahay Dalka Ingiriiska oo deeq gaarsiiyay dadkii ku barkacay Dagaaladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne

Ururka Daljirre ee fadhigiisu yahay Dalka Ingiriiska oo deeq gaarsiiyay dadkii ku barkacay Dagaaladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne

AUG 11, 2008

Isniin,  August 11, 2008(HOL): Dagalladii cuslee ee 24-26-kii Bishii aynu soo dhaafnay ka dhacay Magaalada Beledweyne waxaa ay sababeen barakaca ...

Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha DGPL oo xarigga ka jaray Shirkadda Isgaarsiinta Telcom Puntland

Madaxwaynaha DGPL oo xarigga ka jaray Shirkadda Isgaarsiinta Telcom Puntland

AUG 11, 2008

Isniin,  August 11, 2008(HOL): Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muuse Xirsi Cade ayaa 7dii bishan August xarigga ka jaray xaflad lagu furayay Shirkada ...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socday Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya iyo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo Qaahira ku kulmay

Wafdi ka socday Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya iyo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo Qaahira ku kulmay

AUG 10, 2008

Axad, August 10, 2008(HOL): Wafdi ka socday Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Isbaheysigaas Shiikh Shariif Shiikh...

Warkii oo dhan »
Xaaladda 42 Haween ah oo ku dhaawacmay Qarax Muqdisho ka dhacay oo ka soo reyneysa

Xaaladda 42 Haween ah oo ku dhaawacmay Qarax Muqdisho ka dhacay oo ka soo reyneysa

AUG 10, 2008

Axad, August 10, 2008(HOL): Waxaa ka soo reyneysa maalinba maalinta ka dambeysa xaaladda haween tiradooda gaareyso 42 Haween ah, kuwaasi oo ku dhaawac...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabad-sugidda Dowladda Federaalka oo xalay lagu dilay Degmada Xudur

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabad-sugidda Dowladda Federaalka oo xalay lagu dilay Degmada Xudur

AUG 10, 2008

Axad, 10 August, 2008(HOL): Sakaalka ka tirsanaa Ciidamada Nadad-sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay lagu dilay Degmada Xudur ee Gobolka...

Warkii oo dhan »
COL AXMED XAASHI: " Waxaan ku xirnaa Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho 6 Bilood, waxaana xitaa la diidayay in aan daawo helo kadib markii aan ku jabay gudaha Xabsiga"

COL AXMED XAASHI: " Waxaan ku xirnaa Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho 6 Bilood, waxaana xitaa la diidayay in aan daawo helo kadib markii aan ku jabay gudaha Xabsiga"

AUG 10, 2008

Axad, 10 August, 2008(HOL): Col Axmed Xaashi oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed isla markaana sanadihii ugu danbeeyay kala s...

Warkii oo dhan »
Weerar lagu qaaday Guriga Xaaji Cabdi Iimaan oo lagu eedeeyay Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Hawiye iyo Afhayeenka oo eedeyntaas beeniyay

Weerar lagu qaaday Guriga Xaaji Cabdi Iimaan oo lagu eedeeyay Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Hawiye iyo Afhayeenka oo eedeyntaas beeniyay

AUG 10, 2008

Axad, 10 August, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa shalay waxay weerar ku qaadeen guriga Xaaji Cabdi Iimaan oo ah Guddoomiyaha garab ka mid ah Golaha Dha...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sii qulqulaya Magaalada Baydhabo

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sii qulqulaya Magaalada Baydhabo

AUG 10, 2008

Axad, 10 August, 2008(HOL): Waxaa ku sii qul-qulaya Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG ah u ah Baarlamaanka Soomaaliya Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka,...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Xeradii Asluubta oo Madaafiic Hoobiyayaal ah lagu weeraray iyo Ciidamadaas oo Madaafiic kale ku jawaabay

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Xeradii Asluubta oo Madaafiic Hoobiyayaal ah lagu weeraray iyo Ciidamadaas oo Madaafiic kale ku jawaabay

AUG 10, 2008

Axad, 10 August, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Xeradii Asluubta ee Magaalada Muqdisho ayaa shalay gelinkii dambe waxaa madaafiic ho...

Warkii oo dhan »
DR. XASAN MAHDI: “ Ma jiro wax wada hadal ah oo noo socda Annaga iyo qolooyinka isaga baxay Isbaheysiga Dib u xoreynta ee Jibouti fadhiya”

DR. XASAN MAHDI: “ Ma jiro wax wada hadal ah oo noo socda Annaga iyo qolooyinka isaga baxay Isbaheysiga Dib u xoreynta ee Jibouti fadhiya”

AUG 09, 2008

Sabti, August 09, 2008(HOL): Dr. Xasan Mahdi oo ka mid ah Xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee fadhigoodu yahay magaalada Asmara ee Dalka ...

Warkii oo dhan »