Wararka Maanta
Ciidamo Soomaali ah oo Itoobiya lagu soo tababaray oo afar ruux ku dilay inta u dhaxeysa Deegaannada Xaawa Cabdi iyo Ceelasha Biyaha
Sabti, August 09, 2008(HOL): Ciidamo Soomaalia ah oo lagu soo tababaray Dalka Itoobiya oo socod lugta ah oo ay uga soo baxeen Magaalada Baydhabo ku te...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Degmada Afgooye
Sabti, August 09, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa shalay gelinkii dambe waxaa uu ka dhacay gudaha Degmada Afgo...
Warkii oo dhan »
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya oo gacan ka heystay sii deynta Lamaanayaal Jarmalka u dhashay oo Af-duub loogu heystay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya-Maxamed Cali AmeerikaSabti, August 09, 2008(HOL): Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danj...
Warkii oo dhan »
Lamaanayaal Jarmalka u dhashay oo Af-duub loogu heystay Deegaannada Puntland oo la sii daayay
Sabti, August 09, 2008(HOL): Waxaa xalay Saqdii dhexe xoriyadoodi dib u helay labo Ruux oo u dhashay dalka Jarmalka ah, kuwaasi oo Kooxo Burcad Badeed...
Warkii oo dhan »
Suxufiyiinta ka howlgasha Gobalka Hiiraan oo uu soo food saaray Cadaadis la xiriira tabinta wararka Gobalka.
Jimco, August 08, 2008(HOL): Gobalka Hiiraan waxaa ka howlgala labo Idaacadood oo FM-ah kuwaa oo ka kala dhisan Degmooyinka Beledweyne iyo...
Warkii oo dhan »
150 Guri oo ku bas beelay Dab maanta qabsday mid ka mid ah Xeryaha Dadka soo barakacay ee ku yaala duleedka Magaalada Boosaaso
Jimco, August 08, 2008(HOL): In ka badan 150 Guri oo ka samaysnaa Cooshado Iyo Baakado ayaa Maanta ku bas beelay Mid ka mid ah Xeryaha ay dagany...
Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Furaha kaliya ee Nabad Waarta lagu gaari karo waa Dib u heshiisiinta, meel wanaagsan ayayna mareysaa”
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Jimco, August 08, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo mar kale la wareegay gacan ku heynta Degmada Xudur
Jimco, August 08, 2008(HOL): Xoogagga Al-Shabaab ayaa saaka waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, iyadoo maamulkii dowla...
Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa
Jimco, August 08, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka waxaa uu ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa e...
Warkii oo dhan »
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Saraakiil Ciidan u magacaabay Gobolka Shabeelaha Hoose
Jimco, August 08, 2008(HOL): Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa wuxuu Saraakiil Ciidan u magacaabay Gobolka Shabeelaha Hoose, kadib mar...
Warkii oo dhan »