Wararka Maanta
Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo codsatay in Baarlamaanka Soomaaliya loo raro Magaalada Muqdisho
Arbaco, August 06, 2008(HOL): Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay codsatay in Baarl...
Warkii oo dhan »
Markab u rarnaa Ganacsato Somaliland ah oo ku degay Biyaha Gacanta Cadmeed
Arbaco, 06 August 2008 (HOL)- Markab u rarnaa Ganacsato Somaliland ah oo u soo jeeday Dekedda Magaalada Berbera ayaa ku degay Biyaha Gacanka Cadmeed, ...
Warkii oo dhan »
Marwada Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Boqol Milyan Sh. So ah ugu deeqday Haween ku dhaawacmay Qarax Muqdisho ka dhacay
Marwada Madaxweyne Yuusuf-Marwo Xaawo Cabdi SamatarArbaco, August 06, 2008(HOL): Marwada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu mag...
Warkii oo dhan »
Rugta Ganacsiga Somaliland oo dedafaysay inuu khuseeyo Muranka Xooluhu
Arbaco, 06 August 2008 (HOL): Rugta Ganacsiga Somaliland ayaa ka muquuratay, isla markaana iska dhego marisay dalab ay u jeediyeen Golaha Wakiilladu, ...
Warkii oo dhan »
Samafalayaal Talyaani ah oo muddo af-duub loogu heysay Soomaaliya oo la sii daayay kadib lacag madax-furasho ah oo laga bixiyay
Arbaco, August 06, 2008(HOL): Labo samafale oo u dhashay dalka Talyaaniga, isla markaana af-duub loogu heystay gudaha Soomaaliya ayaa shalay dib u hel...
Warkii oo dhan »
Maamulka KMG ah ee Gobolka Banaadir oo sheegay in uu xanaaneynayo Caruurta Haweenkii ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho ka dhacay
Arbaco, August 06, 2008(HOL): Maamulka KMG ah ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu gacanta ku heynayo oo uu daryeelayo Caruurta Hawee...
Warkii oo dhan »
Maamulka Degmada Afgooye oo u digay Ganacsatada Hilibka
Arbaco, August 06, 2008(HOL): Maamulka Degmada Af-gooye ayaa wuxuu digniin u jeediyay ganacsatada Hilibka ka baayac-mushtarta, kuwaasi oo uu uga digay...
Warkii oo dhan »
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo shir maalintii 8aad galay uga hadlaya wax ka qabashada dhibataada ay ku jiraan Shacabka Soomaaliyeed
Arbaco, August 06, 2008(HOL): Waxaa maalintii 8aad galay Aqoon is-weydaarsi ballaaran oo Culimada Ahlu Sunaha Waljamaacah uga socda Hotelka Global ee ...
Warkii oo dhan »
Maamulka KMG ah ee Gobolka Banaadir oo sheegay in uu dib Muqdisho ugu soo celinayo dad horay uga barakacay
Midig: Guddoomiyaha KMG ah ee Gobolka Banaadir Dhagaxtuur iyo ku xigeenkiisa C/fataax Ibraahim ShaaweyTalaado, August 05, 2008(HOL): Maamulka&nb...
Warkii oo dhan »
Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo Madaxda Dowladda Federaalka ugu baaqay in ay isu tanaasulaan
Talaado, August 05, 2008(HOL): Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu ugu baaqay madaxda...
Warkii oo dhan »