Wararka Maanta
Ganacsato Soomaaliyeed oo mar kale Dukaamadoodii lagu boobay Dalka Koonfurta Africa
Talaado, August 05, 2008(HOL): Tuulada Ndevana oo katirsan Magaalada King Williamstown ee Gobolka Eastern Cape ayaa lagu boobay Dukaamo gaaraya 6 Duka...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Dhaqanka G/Hiiraan iyo Duqa Magaalada Beledweyne oo isku khilaafay qaadista lacago cashuur ah oo uu soo rogay Duqa Magaalada
Talaado, August 05, 2008(HOL): Duqa Magaalada Beledweyne Aadan Cabdi Ciise (Garooso) oo ka mid ah xubnaha fara ku tiriska ah ee ka haray Maamulkii Gob...
Warkii oo dhan »
Uganda oo sheegtay in ay Ciidamadeeda sii joogayaan Soomaaliya
Talaado, August 05, 2008(HOL): Sarkaal sare oo u hadlay Ciidamada Uganda ayaa sheegay in ay Ciidamadooda sii joogi doonaan Soomaaliya tan iyo inta ay ...
Warkii oo dhan »
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku eedeeyay in uu jallaafeynayo Dib u heshiisiinta
Talaado, August 05, 2008(HOL): Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maalintii shalay ahayd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydh...
Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo cambaareeyay Qarax ay ku waxyeelloobeen Haween badan oo Nadaafadda ka shaqeynayay
Talaado, August 05, 2008(HOL): Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyay qarax dorraad lala beegsaday Haween howlo nadaafadeed ...
Warkii oo dhan »
Xaaladda goobo Muqdisho ku yaala oo ay shalay dagaallo ka dhaceen oo saaka degan
Talaado, August 05, 2008(HOL): Waxaa saaka degan xaaladda goobo ay shalay dagaallo ka dhaceen oo ku yaala xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Lacag Malaayiin Shilin Soomaali ah ugu deeqay Haween ku waxyeeloobay Qarax shalay Muqdisho ka dhacay
Isniin, August 04, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday in uu lacag dhan 216 Milyan oo Shilin Soomaali ah uu ugu de...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo Xilkii ka qaaday Wasiir ku-xigeen ka tirsan Xukuumaddiisa mid kalena magacaabay
Isniin, August 04, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta Xilkii ka qaaday Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud i...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo Nairobi uga qeybgelaya Shir looga hadlayo dhibaatada heysata Dadka u barakacay Gobolkaas
Isniin, August 04, 2008(HOL): Waxaa maanta ka amba baxay Magaalada Marka ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Hoose mas’uuliyiinta ka tirsan Maamulka ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne oo bilaabay dhaq-dhaqaaq lagu sugayo Nabad-galyada kadib qaraxii shalay ka dhacay Magaalada
Isniin, August 04, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne oo tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu dhamaaday dagaalkii dhawaan&nbs...
Warkii oo dhan »