Wararka Maanta
Meelo badan oo ay isaga eg-yihiin Dowladdii TNG-da ee Carta lagu soo dhisay iyo Dowladdan TFG-da ee Mbagathi lagu soo dhisay
Axad, August 03, 2008(HOL): Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay burburtay Dowladdii hore ee Soomaaliya waxaa la qabtay shirar badan oo la doonayay in...
Warkii oo dhan »
Ururka Al-Shabaab oo sheegay in ay u soo galeen Ciidamo ka soo goostay Dowladda Federaalka
Axad, August 03, 2008(HOL): Ururka Al-Shabaab ayaa maanta wuxuu sheegay in ay u soo goosteen 25 Askari oo ka tirsan Ciidamadii dhawaan lagu soo tababa...
Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Magaalada Beledweyne oo lala beegsaday Ganacsade Qaadka ka ganacsada
Axad, August 03, 2008(HOL): Qarax aad u xooggan ayaa maanta duhurradii wuxuu ka dhacay nawaaxiga Saldhigga Booliska Degmada Beledweyne ee Gobolk...
Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu taageerayay Dadaallada Dib u heshiisiineed ee ay Waddo Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo ka dhacay Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Banaadir
Axad, August 03, 2008(HOL): Degmooyinka Yaaqshiid, C/Casiis, Marka, Buulo Mareer iyo Aw-dheegle oo ka kala tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Ho...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadaha Islaamka oo ka hadlay cidda ka dambeysay qarax ay ku dhinteen Haween badan oo Nadaafadda ka shaqeynayay
Axad, August 03, 2008(HOL): Mas'uuliyiin u kala hadlay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay isku eedeeyeen in ay ka dambeeyee...
Warkii oo dhan »
Haween howlo Nadaafadeed ka waday Wadada Makka Al-Mukrama oo ay Miino ku qaraxday
Axad, August 03, 2008(HOL): Ku dhawaad 15 haween ah ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay ku qaraxd...
Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho
Axad, August 03, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo Xukuumadda Federaalka ku eedeysay in ay ka dambeysay weerar Bambaano oo xalay lagu qaaday guri ay Baydhabo ka degan tahay
Axad, August 03, 2008(HOL): Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay ku eedeysay Xukuumadda Ra'...
Warkii oo dhan »
Madaxda Dowladda Itoobiya iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo uu mad-madow soo kala dhexgalay
Axad, August 03, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay ilo diblumaasiyadeed oo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayan in uu mad-madow soo kala dhex...
Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN JINNI BOQOR: "Aniga waxaan u arkaa waqti dhumis in la isku mashquuliyo la xisaabtan Xukuumadeed iyadoo uu sii dhamaanayo Waqtigii Dowladda Federaalka"
Axad, August 03, 2008(HOL): Xildhibaanad Cabdi Cabulle Siciid (Jinni Boqor) oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu waqti lumis k...
Warkii oo dhan »