Wararka Maanta

Maxamed Dheere oo sheegay in uu yahay Guddoomiyaha sharciga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir

Maxamed Dheere oo sheegay in uu yahay Guddoomiyaha sharciga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir

AUG 01, 2008

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere) Jimco, August 01, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M...

Warkii oo dhan »
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo isku khilaafay xil-ka-qaadistii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo isku khilaafay xil-ka-qaadistii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

AUG 01, 2008

Jimco, August 01, 2008(HOL): Waxaa isa soo taraya warar ku saabsan in uu jiro khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iis...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo ugu baaqay Xukuumadda Federaalka in ay is-casisho

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo ugu baaqay Xukuumadda Federaalka in ay is-casisho

AUG 01, 2008

Jimco, August 01, 2008(HOL): Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Nuu...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Reer Hiiraan  ee dalka Switzerlandoo deeq lacageed gaar siisay dadkii ku barakacay dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne

Jaaliyadda Reer Hiiraan ee dalka Switzerlandoo deeq lacageed gaar siisay dadkii ku barakacay dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne

AUG 01, 2008

Jimco, August 01, 2008(HOL): Iyadoo maalmihii aynu soo dhaafnay si weyn looga deyrinayay Xaaladda Nolasha dadkii ku barkacay Dagaalladii dhawaan ka dh...

Warkii oo dhan »
Barnaamijka Baahinta Todobaadka

Barnaamijka Baahinta Todobaadka

JUL 31, 2008

Hargesya (HOL) - Baahinta Todoobak waa warbixino kooban oo ku Saabsan wixii ka dhacay Somaliland. Waxaa todobaadkan marti ku ah Mudane Feysal Cali War...

Warkii oo dhan »
Wararkii u dambeeyay ee dad lagu sumeeyay Gabiley

Wararkii u dambeeyay ee dad lagu sumeeyay Gabiley

JUL 31, 2008

Khamiis, 31 July 2008 (HOL): Laba nin ayaa dhintay saddex kalena waxaa lagu dawaynayaa Cusbitaalka guud ee Gabilay, ka dib markii sida la sheegay ay k...

Warkii oo dhan »
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Soomaaliya oo la ruqseeyay

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Soomaaliya oo la ruqseeyay

JUL 31, 2008

Khamiis, July 31, 2008(HOL): Saraakiishan oo gaaraya ilaa shan Sarkaal ayaa waxaa lagu ruqseeay Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne C/ll...

Warkii oo dhan »
Masuuliyiin ka hadashay Weriye u shaqaynayay TV-ga UNIVERSAL oo Hargeysa lagu xiray

Masuuliyiin ka hadashay Weriye u shaqaynayay TV-ga UNIVERSAL oo Hargeysa lagu xiray

JUL 31, 2008

Khamiis, 31 July 2008 (HOL): Weriye u shaqaynayay TV-ga Caalamiga ah ee Afka Soomaaliga ku hadla ee UNIVERSAL Maxamed Aw-Aadan Cabdi, ayaa maalintii l...

Warkii oo dhan »
ABUU MANSUUR: “Dad Hotello jiifa Xabad ma joojin karaan ee waxaa Xabadda joojin kara Wiilasha ka dagaallamaya Gudaha”

ABUU MANSUUR: “Dad Hotello jiifa Xabad ma joojin karaan ee waxaa Xabadda joojin kara Wiilasha ka dagaallamaya Gudaha”

JUL 31, 2008

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Khamiis, July 31, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mu...

Warkii oo dhan »
Shixnado Raashin ah oo Maalintii 6aad ku xiyiran Dekadda Magaalada Boosaaso

Shixnado Raashin ah oo Maalintii 6aad ku xiyiran Dekadda Magaalada Boosaaso

JUL 31, 2008

Khamiis, July 31, 2008(HOL): Waxaa wali dekadda wayn ee Magaalada Boosaaso ku xayiran shixnado Gawaari ah, kuwaasi oo ay diideen Ganacastada Puntland ...

Warkii oo dhan »