Wararka Maanta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday

JUL 29, 2008

Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere)Talaado, July 29, 2008(HOL): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen x...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Puntland oo su’aalo ka weydiiyay Wasiirka Maaliyada qaabkii loo mareeyay Miisaaniyad Sanadeedka Puntland

Baarlamaanka Puntland oo su’aalo ka weydiiyay Wasiirka Maaliyada qaabkii loo mareeyay Miisaaniyad Sanadeedka Puntland

JUL 29, 2008

Talaado, July 29, 2008(HOL): Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland ee Xaruntiisa tahay Magaalada Garowe ayaa maanta su’aalo kul kulul waydiiyay Wa...

Warkii oo dhan »
Muranka dhoofka Xoolaha ee Somaliland

Muranka dhoofka Xoolaha ee Somaliland

JUL 29, 2008

Talaado, July 29, 2008(HOL): Xukuumada Somaliland ayaa mar kale ku war-gelisay  Ganacsatada koota diidka ah in aanay ka noqonayn  go’aanka...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Muqdisho ku laabtay

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Muqdisho ku laabtay

JUL 29, 2008

Talaado, July 29, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta wuxuu dib ugu noqday Magaalada Muqdisho ee ...

Warkii oo dhan »
Ma dhab baa in Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Somaliland uu is-casiley?

Ma dhab baa in Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Somaliland uu is-casiley?

JUL 29, 2008

Talaado, July 29, 2008(HOL): Golaha Wasiirada Somaliland ayaa shir ku yeeshay Madaxtooyada Somaliland,   kaasoo daba socday shir aan caadi a...

Warkii oo dhan »
Madaxii Hay’adda Xuquuqda Aadanaha Elman oo xalay Muqdisho ku geeriyooday

Madaxii Hay’adda Xuquuqda Aadanaha Elman oo xalay Muqdisho ku geeriyooday

JUL 29, 2008

Inj. Suudaan Cali Axmed oo Muqdisho ku geeriyoodayTalaado, July 29, 2008(HOL): Waxaa xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka...

Warkii oo dhan »
Fannaan kale oo Soomaaliyeed oo Nairobi  ku geeriyooday

Fannaan kale oo Soomaaliyeed oo Nairobi ku geeriyooday

JUL 29, 2008

Talaado, July 29, 2008(HOL):  Waxaa Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ku geeriyooday Fannaan C/risaaq Xasan Kuukaay, kaasi oo ka tirsanaa Kooxi...

Warkii oo dhan »
Doon ku qalibantay Xeebta Kismaayo oo ay Dad ku dhinteen

Doon ku qalibantay Xeebta Kismaayo oo ay Dad ku dhinteen

JUL 29, 2008

Talaado, July 29, 2008(HOL): Seddex Ruux ayaa geeriyooday kadib markii ay qalibantay Doon ay saarnaayeen oo Shixnad Ganacsi u waday Dekedda Magaalada ...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo war ka soo saaray Dagaalkii ka dhacay Magaalada Beledweyne

Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo war ka soo saaray Dagaalkii ka dhacay Magaalada Beledweyne

JUL 29, 2008

Talaado, July 29, 2008(HOL): Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo markii labaad todobaad gudahiisa shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee xarunt...

Warkii oo dhan »
Dad rayid ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho

Dad rayid ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho

JUL 28, 2008

Isniin, July 28, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saacadihii aynu ka soo gudubnay waxaa ka dhacay dilal loo geystay D...

Warkii oo dhan »