Wararka Maanta

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dhagax-dhigay Garoonka Kubadda Cagta Banaadir Stadium oo dayactir lagu sameynayo

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dhagax-dhigay Garoonka Kubadda Cagta Banaadir Stadium oo dayactir lagu sameynayo

JUL 27, 2008

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo dayactir ku sameynaya Garoonka Kubadda Cagta Banaadir Stadium Axad, July 27, 2008(HOL): Xiriirka Soomaaliyee...

Warkii oo dhan »
Sarkaal u shaqeynayay Hay’adda WHO oo lagu dhaawacay inta u dhaxeysa Degmooyinka Baydhabo iyo Diinsoor

Sarkaal u shaqeynayay Hay’adda WHO oo lagu dhaawacay inta u dhaxeysa Degmooyinka Baydhabo iyo Diinsoor

JUL 27, 2008

Axad, July 27, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa inta u dhaxeysa Degmooyinka Baydhabo iyo Diinsoor ee Gobolka Bay waxay dhaawac culus ugu geysteen Sarkaa...

Warkii oo dhan »
Gabar 18 sano jir ah oo Xalay lagu gowracay Degmada Shibis

Gabar 18 sano jir ah oo Xalay lagu gowracay Degmada Shibis

JUL 27, 2008

Axad, July 27, 2008(HOL): Meydka Gabar da’deeda lagu qiyaasay 18 sano ayaa xalay fiidkii laga helay agagaarka Dugsiga G/lle Xasan Diiriye  ee D...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo Albaabada u laabtay Xafiiskii Telefishanka UNIVERSAL

Xukuumadda Somaliland oo Albaabada u laabtay Xafiiskii Telefishanka UNIVERSAL

JUL 27, 2008

Axad, July 27, 2008(HOL):Xukuumadda Somaliland ayaa albaabada u laabtay Xafiiska uu magaalada Hargeysa ku leeyahay Telefiishanka Afka Soomaaliga ku ha...

Warkii oo dhan »
Dilal salka ku haya Aano Qabiil oo ka dhacay Deegaanno ka tirasn Gobolka Shabeelaha Dhexe

Dilal salka ku haya Aano Qabiil oo ka dhacay Deegaanno ka tirasn Gobolka Shabeelaha Dhexe

JUL 27, 2008

Axad, July 27, 2008(HOL): Deegaano hoos-taga Degamada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maalmihii aynu ka soo gudubay waxaa ka dhacayay di...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo dhinacyada ku dagaallamaya Magaalada Beledweyne ugu baaqay in ay dadka Rayidka ah u turaan

Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo dhinacyada ku dagaallamaya Magaalada Beledweyne ugu baaqay in ay dadka Rayidka ah u turaan

JUL 27, 2008

Axad, July 27, 2008(HOL): Xildhibaanno ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa w...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Federaalka oo beenisay in Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde uu Isbaheysiga Dib u xoreynta kula heshiiyay in ay fariisimo ka sameystaan Gobollada Hiiraan iyo Sh/ Dhexe

Xukuumadda Federaalka oo beenisay in Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde uu Isbaheysiga Dib u xoreynta kula heshiiyay in ay fariisimo ka sameystaan Gobollada Hiiraan iyo Sh/ Dhexe

JUL 27, 2008

Axad, July 27, 2008(HOL): Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay beenisay hadal uu sii daayay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaasi...

Warkii oo dhan »
Saraakiisha Maxkamadaha G/Hiiraan oo sheegay in wada hadallada u socda Odayaasha Dhaqanka iyo Ciidamada Itoobiya ay yihiin kuwo waxba kama jiraan ah

Saraakiisha Maxkamadaha G/Hiiraan oo sheegay in wada hadallada u socda Odayaasha Dhaqanka iyo Ciidamada Itoobiya ay yihiin kuwo waxba kama jiraan ah

JUL 27, 2008

Axad, July 27, 2008(HOL): Saraakiisha Maxkamadaha Islaamiga ee ku sugan Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in wada hadallada u socda Odayaasha dhaqanka Goba...

Warkii oo dhan »
Wareysi: Jendayi Frazer

Wareysi: Jendayi Frazer

JUL 26, 2008

Abdirahman AynteBBCSomali.com Saturday, July 26, 200     Jendayi Frazer waa sarkaalka ugu sarreeya ee Africa u qaabilsan Marey...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in Ciidamadii lagu soo tababaray Itoobiya ay sugaan Ammaanka Gobolka Bay iyo Gobollada la deriska ah

Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in Ciidamadii lagu soo tababaray Itoobiya ay sugaan Ammaanka Gobolka Bay iyo Gobollada la deriska ah

JUL 26, 2008

Axad, July 27, 2008(HOL): Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Xaruntooda KMG ah ee ku taala Magaalada Baydhabo ayaa waxay gunaan...

Warkii oo dhan »