Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo gaaray Magaalada Garowe
Axad, July 27, 2008(HOL): Madaxwaynaha Dawladda Federalka KMG ah ee Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta soo gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda ...
Warkii oo dhan »
Saraakiisha Ciidamada Itoobiya iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo kulan wada qaatay
Axad, July 27, 2008(HOL): Xaaladda Magaalada Beledweyne oo labadii cisho ee la soo dhaafay ay ka jireen dagaallo aad u culus oo u dhaxeeya Ciidamada I...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir oo Digniin u diray Qaramada Midoobay
Sabti, July 26, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Asmara Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa wuxuu digniin u diray Qara...
Warkii oo dhan »
Fannaankii Xasan Diiriye Faarax oo xalay geeriyooday
Sabti, July 26, 2008(HOL): Alle ha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday Dalka Kuweyt Fannaaniinkii weynaa Xasan Diiriye Faarax oo muddo 8 sanadood...
Warkii oo dhan »
Sarkaal u shaqeeya Hay'adda WHO oo xalay ka badbaaday isku day lagu dili lahaa
Sabti, July 26, 2008(HOL): Waxaa xalay isku day lagu dili lahaa ka badbaaday Sarkaal ka tirsan Hay’adda WHO oo lagu magacaabo C/llaahi Maxamed...
Warkii oo dhan »
Is-casilaadda Mas’uuliyiinta Degmooyinka Gobolka Bay oo sii kordheysa
Sabti, July 26, 2008(HOL): Waxaa sii kordheysa shaqo-ka-tegis ay sameynayaan Mas’uuliyiinta Degmooyinka Gobolka Bay, kuwaasi oo maalmahan Idaacadaha...
Warkii oo dhan »
Is-rasaaseyn waqti kooban socotay oo saaka ka dhacday nawaaxiga Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho
Sabti, July 26, 2008(HOL): Nawaaxiga Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxaa ka dhacday Israsaaseyn waqti kooban socotay, taasi oo u dhaxe...
Warkii oo dhan »
Khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne
Jimco, 25, July, 2008 (HOL) Inta la og-yahay 6 ruux oo riyad ah ayaa ku geeriyootay dagaal culus oo gudaha Magaalada Beledweyne ku dhexmaray Ciidamada...
Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo ka dooday Dib u habeynta Dhaqaalaha soo gala Dowladda iyo Sugidda Ammaanka
Jimco, July 25, 2008(HOL): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxay shirkooda uga do...
Warkii oo dhan »
Shan Ruux oo lagu dilay Deegaanka Ceel Dheere ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Jimco, July 25, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in xalay deegaanka...
Warkii oo dhan »