Wararka Maanta
Ganacsatada Xoolaha Gobollada Gabiley iyo Awdal oo taageeray Heshiiska Xukuumaddu la gashay Al-Jaabiri
Khamiis, July 24, 2008(HOL): Guddida ganacsatada Xoolaha nool ee Gobollada Gebilay iyo Awdal ayaa sheegay in aanay Ganacsatada koota-diidka ah la qabi...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo duqeeyay Magaalada Beledweyne, kadibna gudaha u galay
Khamiis, July 24, 2008(HOL): Xaaladda Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa saaka waxay tahay mid kacsan, iyadoo magaalada ay gudaha u soo gale...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo howlgallo nabad-sugid ah ka wada Degmada Qansax-dheere ee Gobolka Bay
Khamiis, July 24, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Qansax-dheere ee Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay gacan ku heynta Degmadaas la wa...
Warkii oo dhan »
Dad ku dhaawacmay dagaal ka dhacay Jaziira Kudhaa oo xalay la gaarsiiyay Isbitaalka Kismaayo
Khamiis, July 24, 2008(HOL): Isbitaalka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xalay waxaa la geeyay dad ku soo dhaawacmay dagaal shalay ka ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo howlgallo ka wada Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Khamiis, July 24, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay howlgallo ka sameynayaan Deegaanka Leego ee Gobolka...
Warkii oo dhan »
Wariye/Abwaan Cabdalla Nuuradiin Axmed oo Muqdisho ku geeriyooday
Wariye/Abwaan Cabdalla Nuuradiin Axmed oo Muqdisho ku geeriyoodayArbaco, July 23, 2008(HOL): Waxaa galabta ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala ...
Warkii oo dhan »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Markab laga leeyahay Dalka Japan oo Kooxo Burcad ah ay ka af-duubteen Xeebaha Gobolka Bari
Arbaco, July 23, 2008(HOL): Maamulka Dawlad Goboleedka Puntland ayaan ilaa hadda wax hadal ah ka soo saarin kooxo burcad badeed ah oo Markab laga leey...
Warkii oo dhan »
SHIIKH SHARIIF: “Asmara ma joogaan xubno xil-ka-qaadis nagu sameyn kara, mana jiro qalad aan sameynay oo xilka nalooga qaadi karo”
Arbaco, July 23, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ka soo horjeestay xil ...
Warkii oo dhan »
Digniin culus oo loo jeediyay Golaha Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan
Arbaco, July 23, 2008(HOL): Waxaa saakay dhamaan Is-goysyada Magaalada Beledweyne iyo goobaha dadku ku badan yahay lagu arkayay Warqado Digniin ah oo ...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara oo hoggaan cusub yeeshay
Arbaco, July 23, 2008(HOL): Xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa waxay sameysteen ...
Warkii oo dhan »